Nin magangalyo doon ah oo dhowr saacadood xayiray wadooyinka Uppsala [Video]

By Jimcale
On April 14, 2012 At 13:59

Category : Socdaalka, Warka
Tags :

Responses : Comments are off for this post

Related Posts


Shalay maqribkii ayaa bartamaha magaalada Uppsala waxaa ka dhacday dhacdo ay isugu soo bexeen dadka iyo booliska ka dib markii uu nin magangalyo doon ah midi dhuunta iska saaray.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu yimid xafiiska kamuunka Uppsala isaga oo hadal yar la yeeshay shaqaalaha ka dibna intuu midi la soo baxay lagu kala cararay meeshii oo shaqaalahu ay durbadiiba booliska weceen. Ninkaan ayaa dibada u soo baxay isagoo midi dhuunta iska saaray kuna hanjabay in uu nafta iska qaadayo.

Booliska ayaa mudo dhowr saacadood ah isku dayay in ay ninkaan badbaadiyaan oo ay ka dhaadhiciyaan in uu midida iska dhigo. Sababta ka dambeysa in uu ninkaan ku hanjabo in uu nafta iska qaadayo ayaa la sheegay in ay sabab u tahay ka dib markii Laanta Socdaalka ay siisay diidmo lagu amray in uu wadanka isaga baxo.

Ugu dambeyntii saacadu markay gaadhay kl. 19:00 ayaa boolisku ku guuleysteen in ay ninkaan midida ka dhigaan isagoo iskiis isku dhiibay. Booliska ayaa durbadiiba u qaaday hospitaalka maadaama la sheegay in uusan sidaa u wanaagsanayn xaaladiisa caafimaad. Ninkaan ayaa la sheegay in uusan cidna wax gaarsiin isla markaana uusan wax hanjabaad ah u geysan shaqaalaha kamuunka.

Dhalashada ninkaan ayaan la cadeyn balse uma muuqdo in uu Soomaali yahay.

Comments are closed.



Comments

  1. Haa Waa Biixi Somaliland ayaa loo tarxiili lahaa…Cirbad bay ku Mudi !

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

     — 
    • dhaahdhaan baad tahaye somaliland waa walaalahaa kalab yahow foosha xun

      U codee: Thumb up 5 Thumb down 2

       — 
      • Guska iiga fuq eeeeeeeeeeeeeydi ku dhashay wase !

        U codee: Thumb up 1 Thumb down 5

         — 
  2. Kk k

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

     — 
  3. somaliland haday tarxiilayaan sxb jaliyadaha wawayn ee magalada malmö ku yaala ee somalida dhan looga taliyo ayaa wax laga qadi lahaa, dawlada wayn ee somaliland way diiday wanay cadaysay mowqifkeeda sxb markaa ha ku mashquulin qawdhanoow.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

     — 
    • WAX SOMALILAND LA DHAHO MAJIRAAN HADAYJIRTANA WAA DHULKA SOMALIYED OO DHAN. TEEDA KALE DADKA SOMALIYED EE JOOGA SWEDENA WAA SOOMAALI DHAMAANTOOD OO SWEDEN WAXA KALIYA AY TAQAANAA WAA SOMALIA INTA KALE WAA MAAMUL GOBOL ADIGANA WAXAAD HALKAAN KU JOGTA MAGAC SOMALIYED WAANA IS OGNAHAY OO WAXAAD KATIMID MUQDISHO ADIGOO WAQOOYI KAYIMID. DHIBNA MALAHAN TAAS OO SOMALI WAA SOMALI HADII MAGAC SOMALI AAD WAX KU HELAYSONA WAAN KU FARXAYAA LAKIN MID OGOW SOMALIA WAA SOMALIA CASIMADUNA WAA MUQDISHO INTA KALENA WAA GOBOL AMA DIID AMA ADAY KU JIRTAA LAKIN WAA SIDA JIRTA EE XAQIIQDA AH

      U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

       — 
  4. Magan galyo don aya wax kufsaday magan galyo don aya shirkad caymis ah ka lunsaday lacag badan magan galyo don aya midi dhunta iska saray maxa ku so xigi dona bal hala sadaliyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

     — 
  5. waa cadahay wax ku xigo , dadkaan faa iido nooma lahanay ee naga saara ayaa ku xigto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

     — 
    • Sanduuq dahaba ruux sroasanao silicsan oo baahan.oo Saantii uu qaadi laha dhacaya oo sooman.Soomaaliba lagu arkee yaa na sixi doona?Sargaal ciidankii aan u sidinsaanad iyo daawo.ee sidey dagaal ugu safteensolayna aan heeysan.Soomaaliya lagu arkee yaa na sixi doona?Suufiyaalka aakaha sitee seerka la ordayaiyagoo salaadii ka tegay yaa leh sababtooda?3daas sarbeeb guud ahaan iyo suaalaad dheh,Umadaan silceeyseen cidina biyaha siineeyninAbwaanadina seexdeen murtidi aan u soo sidinesaqajaan siloon baarlamaan soorsi xumadoodainteey seelad geeysteen shacbigi geday sidoodii dheh.Sunta badaha lagu seeyriye kaansarkii sabaabtayumadaan saxriirtiyo dhamaan cudurku saameeyayee soofki ay dhaqan jireen suluf abaareedkimooradi ka saaree ilmihi caana laga suulshayyaa garan halkeey saanta dhigi yaase sabaabtaas leh?Abwaan, abdullahi YAlahow Malin (shariif)

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

       — 
    • Very usuefl Very usuefl explained the function really well, even to me! Would there be any further videos in this series? many thanks allsinginganddancing

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

       — 
  6. waxaa ku xigidoonta in dalkeenii hooyo oo nabadgalyo ah aan maamulan doono insha allah swedishkuna qaxoonti noogu yimadaan,.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 9 Thumb down 0

     — 
    • A similar stsyem is David Allens 3 list stsyem today/tomorrow, this week/next week, sometime/maybe/never. Ensures you never forget that great idea, and allows you to move things up the priority list easily

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

       — 
  7. Dadka dhibaa teeysan walaala yaal lauma Digto ee wixii kaalmo ah, ha lala gaaro.
    wax xumaan ah maahan,waxoow tusay in eeysan wax wanaag ah ullaheeyn noloshu hadda kadib maa maada ilaa halkaan ow qax ku yimid, eeyna ku filaa weeysay taasi in eey naftiisa bad baadiso… waxoow u baahan yahay in rajo meel kale laga tuso.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

     — 
  8. Gorje afrah adiga maxa badaan kugu daray ilayn wan is ognahay in ad walan tahaye

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

     — 
  9. illahay haka dul qaado dadka qiban somaali dhibteedi baa badatay ilahay dalkeniyoo nabada insha allah

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

     — 
  10. Insha allaah waxaa ku xigi doona inay sweden somali badan sanadkan yimaadaan.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

     — 
  11. eber waaye kkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

     — 
  12. dhamantiin waxad tihiin ciyal suuqiin waliba nacasin aha ee KHABYALAD dhaafa waa talo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

     — 
  13. Somalia waa somali hakal sarin waligaa

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

     — 
  14. Soamalay Yaanan layska dabaqaadan Qofaka RAyigeesa yaan laga dabaqaadan waana wax laga xumaada dad muslim ah uu wax micnalahay isku aflagaadiinaayo Ilaahow qaluubtiina isku suuow hadaan nahay somaliweyn Amiin Amiin Amiin

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

     — 
    • We’re having some weird wethaer over here today, too. Within a 4 hour period: it was sunny and gorgeous, then we had a monsoon-type rainstorm (the heaviest rain I’ve seen all year), and now it’s back to sunny and gorgeous (too bad I’m stuck inside my office).

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

       — 
  15. Fadlan Maamulaha Webkaan Haka taxadaro Aqristayaasha Hana kala saaro dadka ka sameysan fowdada iyo aflagaadada iyo Dadka Qiimaha leh Fikirkoodana Lala dhacey!! waa iga Talo Maamule Mahadsanid

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

     — 
  16. soomaalilian waa soomaali loo mabaah dho in aan is qee qee bi no ilaahey wan keee na nabad ilaahey hanooga dhigo in shaa allah way naqon doon taa laa kiin ilaahay baa og shirka ay nago neyso.waxaa loo bahan yahey in aan gacan ta is qab sono adaan dhah dhe soomaali haadii aan soomaali deena gacan is qab san wayno aqiiran keena maxaa nooo dan bee naa yo.macsalaao ninkii is dili rabay nah i laahay ha siiiyo iiimaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  17. aamiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  18. Hey Stephane,I use the search enngie all the time! It’s such a great resource. Thank you again for building and maintaining it.Cheers,-Alexwww.alexlcohen.com

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 

Somaliska.com