Macluumaad muhiim ah oo ku saabsan arimaha dacwada
Lena Rösell oo ka tirsan urur ka shaqeeya arimaha bulshada oo lagu magacaabo Sociala
Missionen, isla markaana aad u caawisa Soomaalida doonaysa in lala mideeyo reerahooda ayaa soo ururisay macluumaadkii ugu dambeeyay ee ku saabsan xaalada mideynta reeraha Soomaalida.
Lena ayaa ii sheegtay in Laanta socdaalka tiradii ay ka dhawaajisay ee ahayd in 20,000 ay dacwo xareysanayaan aysan sax ahayn oo tiro aad uga yar taas ay ilaa hada xareysteen. Ilaa iyo hada waxaa Laanta Socdaalka ay hawshooda haysaa 4100 dacwo oo ay soo gudbiyeen safaaradaha bariga afrika. Si waqtiga loo yareeyo ayaa safaaradaha waxay wadaan in dheecaanka DNA iyo waraysiga isku mar laga qaado dadka.
Safaarada Sweden ee Kenya oo furantahay bishii July ayaa ilaa hada waxay qabatay 111 dacwo iyadoo DNA laga qaaday ilaa 13 qoys oo keliya. Safaarada Addis Ababa ayaa hawsha ugu badan qabatay iyadoo ilaa hada ay soo gaadhay 7000 dacwo. Ku dhawaad 4000 ayaan ilaa hada kiiskooda la soo gudbin. Safaarada ayaa sheegtay in ay furi doonaan xafiisyo cusub oo dadka wareysiga looga qaado. Waqtiga ay qaadanayso in wareysi laga qaado qofka aan ku jirin dadka muhiimada leh ayaa lagu qiyaasayaa 7 bilood.
Safaarada ayaa sheegtay in ay muhiimada leeyihiin dadka hoos ku xusan. Dadkaan ayaa wareysiga iyo DNA waxaa looga qaadayaa 1 isbuuc.
1. Caruurta ku dhow 18 sano.
2. Caruurta aan la socon waalidkood.
3. Dadka dacwada ka xareystay internetka.
Safaarada ayaa doonaysa in ay warbixin muhiim ah u dirto Soomaalida internetka ka xareystay dacwada. Dadkaas ayaa laga doonayaa in ay safaarada la xiriiraan marka ay dacwada internetka ka xareystaan si balan loogu qabto. Arintaas ayay sheegeen in ay aad muhiim u tahay. Safaarada ayaa sheegtay in aysan iyagu la xiriireyn qofka balse kiiskiisa ay u soo gudbinayso laanta Socdaalka. Qofka aan safaarada la xiriirin ayaa qatar ugu jira in diidmo la siiyo.
Dhinaca kale, Hay’da Laan Qayrta Cas (Röda korset) ayaa sheegtay in ay lacagtii loogu tala galay safarka dadka lala mideynayo reerahooda ee sanadka 2012 ay dhamaatay. Qofka aan haysan sharciga Geneva ayaan wax taageero lacag ah ka heli doonin Röda korset.

ASC/ waxan halkan kasalaamayaa dhamaan muslimiinta ku xiran webkan, tan xigta waxan halkan kasalamayaa jimcale wadku mahadsan tahay sida fiican eed nola socodsiiso wax walba shukran walal, hal su,al jimcale maxad warka haysa wali dadkii aan ilmaha isku dhalin iyo dulsaarka arintoda tack
U codee:
3
2
asc waa muhiim in la mideyo reeraha aan is la joogin in sha allaah waxaan filaa in ey dhawdahay in ey soo dhamaatay watiga is jid jid ka kheyr baan sugeynaa insha allaah
U codee:
3
1
jimcaale wad ku mahadan tahay marka hore marka xiga waxan ku waydiin laha waxaan raba inaan dacwad ka xareeyo internetka sidee u xareeynkara takale qofka somaliya jooga ma u xarayn karaa aniga oo halkan jooga dabcan sweden
waa mahadsan tahay
U codee:
3
1
Asc walaal jimcale waaku salaamay waxaan ku weydiinaa migration domstolen imise ayey go,aan heysan kartaa ilaa imise bil ayaa lasugaa
U codee:
3
1
SAFARADA ISWEEDHAN EE ADIS ABABA WAXA KA XUMADAY KOMBUYUUTARADII SIDAA AWGEED MA SHAQAYN DOONTO ILAA KHAMIISTA, DADKA DHEECANKA LAGA QADAYEY WAY KU CADILAN YIHIIN WAXAANA SAWIRO KAGA HOR QADAYEY SAFARADA HORTEEDA SUXUFIYIIN ISWIIDHISH AH, DADKA SI FIICAN LOOGUMA SHAQEENAYO SIDAA ULA SOCDA.
U codee:
0
2
waxa la ayaab ah mar walbo wax laga hadlaa bis safaradaha keenya itoobiya maxa marna looga hadli wayay mida masar wali maba arkin idoo wax laga shegaayo
U codee:
1
2
zaaid ayad u mahadsantahay walal informationka muhim ka ah. aniga internetka kama xaraynin ee gacanta aya lugu geeyey tas wax ma iga sheegi kartaa adiga oo rali ah. shukran
U codee:
4
1
asc walalo waa ku salamaay marka xiiga waxaa salamaay walalaha soo qoraay fikradoda intsa ka bacdii waxaa ku weydiinaaya adiga oo mahadsan dadka oo ilmo isku dhaliin maxaa laga yelayaaa ariintoota ?
U codee:
1
1
Asc dhamaan
U codee:
1
1
Kaalay idinka serious maa tihiin!! jimcaale qof kasto uma jawaabi karo, dabcan wixi cusub sida ay yihiin ayuu soo qoraayaa wixi ruux kasto baahidiisa ah asigaa la rabaa in uu meesha ka dhex fiirsado. ruux kasto 10 su’aalood ayaa maskaxdiisa ka dhex guuxeysa, rabi talo ku filan:- wariyaashaas sweden markey yimaadaan wax badan ayey fashili doonaan kolkaas waxaan fileynaa in soomalida loo kaco.
U codee:
0
1
asc jimcaale ii soo jawaab walaalkeey qofkii heysto jineefa roda kursed ma ka caawinee tigidka
U codee:
1
1
waan ku salamay jimcaalow sxb aad ayaad ugu mahadsan tahay inaad warbixin noo keento laakin sxb waxaan ku waydiyay dadka aan waxba isu dhalin maxaa la yidhi iyaga bal arinkooda ka soo waran sxb mahadsanaid kun jeer
U codee:
1
1
ASC Aqiiyarta. jimcalle waxan heestaa jiinefaa mala iiga bixinayaa tikidka fadlaan iso jawaab adigo mahadsan
U codee:
0
1
asc dhamana mislilminta webkan ku tixana waxan si gara u salamaya jimcale oo howl badan u qabtay dadka swedhan ku nool iyo somalida kalaba saa mar walba waxow isku daya inow soo gudbiyo wixi ku cusaub howlaha midaynta somalida rerahooda aniga sual ban qabay lakiin markan arkay sualaha badan ee la waydiinayo l\jimcaale dib ayaan ula noqday aniga waana mahadsantihiin dhaman wabilahi towfiiq
U codee:
1
0
asc dhamaan musliminta oo dhan gaar ahan inta ku nool svrg bacdul salan waxan raba in an su al waydiyo walageyka qalika ah jimcaale bro waxan ahay wil somaliyed ka yimaday wadanka italia waxan joga svrg mudo 10 bil ah waxey igu dhahay waxan ku celineyna italia ana waxaa isocoto daawo 6 bil ah waxa la iga helay cudurka tb da gaar kondolaariyo marka daawad hadi aan italia la iceliyo wax daawo ahkama helaani italia marka maxaad kala socotaa arimaha nucaas oo kale ah bro adiga iyo intii wax igu dhaanto arintaan waxan ka codasana in ay waxi talo ah isiyaan
U codee:
0
0
Waad mahadsantay Jimcaale 100%, sida aad warbixinta umadda ugusoogubisay.walaal dadaalkaagana labanlaab insha,allah. Somaaliyay su,aasha aan meesha kuhaboonayn iskadaaya, oo wixii dheeri ah megrationsverketka tool ula xariira.wabillaahi toowfiiq.wsmc.
U codee:
0
0
asc dhamaantiin walalayal aniga wala i ogoladay inta kalena ilahay ayaan u barya inu oga so qaado
U codee:
1
0
asc;;dhaman intas kadib waxan idin haya war kusab san baasaborki lasinayay familada qoski ugu horeyay ayaa laga siiyay soth afriko marka waxaan dhihi karaa wey bilabatay hosha
U codee:
2
0
asc waa ku bahda web qaaliga ah oo soo bandhiga arimo badan oo muhiim ah kuna saleysan sax intaas ka dib hal talo qaabka web hadii wax laga badi karo ha laga badalo rali iga noqda thanks
U codee:
0
1
Asc jimcaale waxaan doonayaa in aan ku weydiiyo su,aal dadka ilmahooda swedan jiraan oo waalidka mid ka mida halkan joogo maxaa loo heestaa in dna laga qaado loo heli la,ayahay?
U codee:
0
0
WAR;BIXIN,,,,dawlada,ayaa uqoondeysay,lacag gaareeysa;hal,bilyan iyo bar oo karoon,degmoyinka ay kusoo wajahan yihiin qoosaska somalida ee kala maqnaa mudo oo hatan la bilabay iyadoo lacaktaasi loogu talagalay in lagu mareeyo qosaska somalida ee ku cusub sweden,mudo afar sano ah xisbiyada talada haya ayaa arinka qeeb kaga soo dhigay hindisaha miisaaniyada soo socota,waxanu qorshaha yahay in somalida soo socota ay xaq uyeeshaan lacakta layiraahdo.etableringsstod,ee uu maamulo xafiiska shaqada,27.000,oo somali ah ayaa lafilayaa,in ey hananka isu keenida qosaska ku helaan deganashaha wadanka swden,,,isha wararka ee,,,sverigesradio,,,,,,,
U codee:
0
0
asc aniga waxaan leeyahy safarada swedan ee ku taala adas aba waa lagu dhibay umada soomaaliyeed ee halaga mudaharad waayo shaqado maba kal socoto waxaa ka jira cajis fara badan shaqalahan hagar beey ku wadaan umada macal waardiyaasha
U codee:
0
0
asc walaal jimcaale dad ka walaal nimada ah dac wadooda maxaa lalee yahay
U codee:
0
0
walaal jimcaale waxaan kaa cod sanayaa in aad ii soo jawaab tid
U codee:
0
0
jiimaclooow waan kuu salmaaaay marka hooree walal 1000 / maaar ayaan kuu weydiyay suasheydaaa dadkaa qarnaa weykuweydiyeen nogamanaaa so jawabtiid walaloo hadii ad waax kaa ogtahaaay maxaaa laa yirii dadkaa an caruurtaa iskuu laheen ´´´´ dadbaaan kaa maqalaaay waxaa laa qadaa DN xaga walalnimadaa aah ayaaa lagaa baraaa walalo igaa soo jawaab arinkaas waxan maqalaay gabaar jogto malmö baa loso tuuraay maa maqshaay arinkaa masee wa bentaa somalidaaaaaa
U codee:
0
0
Asc w w somalida webkaan soo booqatooow iska daya in aad wax ku garaaan garaadka alle idin siiyey hadiii kale waxaad ku sifoobaysan aduunka qoomiyada ugu maskaxda adag sida XABASHIDA oo kale , waxaana idinku dhaliilayaa JIMCAALE oo aad waydiisaan su,aaalo aay xataa migration qaybtood aanay ka jawaabi karin marka ma aqoon la’aan baay idinka tahay mise madax adayg baaahsan qofkaastoo saxibul caqli ah wuxuu wax ku fahmi karaa qoraalka lasoo qoray wixii ku khuseeya ka fahan wixii kaamaqana sug
U codee:
0
0
Sxb Jimcale aad ayaan kusalaamay. marka xigta sxb waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo suaal aan kaacodsanayo inaad si faahfaahsan iiga soo jawaabto.
waxaan ka akhriyay halkan iyo meelo kale oo farabadan dacwada qoyska kala maqan gaar ahaan waxa layidha RELATIVES-KA. markaa dacwada uu wiil usoo dacwoonayo adeerkiis ruma oo jooga sweden. wiilka uu adeerka u yahay iyo wiil uu dhalay. maxaad ka ogtahay arinkaa Jimcaalow. hadii lasoo aqbalo ma la israacinaa labada wiil mise walakala horeeysinaa? malagayaabaa in mid la aqbalo midna la diido?
Jawaab Wacan.
U codee:
0
0