Go’aamada maxkamadaha Socdaalka oo la dhaliilay
Go’aamada ay gaaraan Maxkamadaha Socdaalka ee Sweden (Migrationsöverdomstolar) ayaa lagu dhaliilay in
aysan xalin dhibaatada dhabta ah ee haysata qoysaska Soomaalida. Haweeney lagu magacaabo Anki Carlsson oo ka tirsan Laan Qayrta Cas ayaa idaacada Sweden uga warantay dhibaatada Soomaalida iyo qaabka ay maxkamaduhu go’aanka u gaaraan.
Anki ayaa sheegtay in go’aamada maxkamadaha aysan ahayn kuwo taabanaya dhibaatooyinka dhabta ah ee jira, waxay intaas ku dartay in loo baahanyahay in la balaariyo cida ogolaanshaha la siinayo oo si qaas ah loo eego arinta Soomaalida oo ay sheegtay in ay ka duwanyihiin dadka kale. Waxay sheegtay in aysan cadeyn qaabka ay u shaqeeyaan maxkamadaha iyo sababta ay go’aamada u gaaraan.
Go’aankii maxkamada sare ee soo baxay bilowgii sanadkaan ayay sheegtay in uusan si dhab ah u quseyn dhibaatada Soomaalida, inkastoo dadka qaar ogolaansho la siiyay hadana dhibaatada intii badneyn ay taagantahay. Wasiirka Socdaalka ayay qaasatan ku dhaliishay in uu yahay nin iska indha tiraya xaalada jirta oo aaminsan in hawshii soo dhamaatay.
Wasiirka ayaa dhinaciisa mar wax laga waydiiyay eedeynta loo soo jeediyay dhinac isaga tuuray isagoo sheegay in uu kalsooni ku qabo qaabka ay wax u socdaan. Arimaha ay ka dhawaajisay Anki Carlsson ayaa ah kuwo jira iyadoo marka laga reebo qaar ka mid ah qoysaska caruurta leh, inta badan Soomaalida aysan fursad u heli doonin in lala mideeyo qoysaskooda. Waxaase ka sii daran in aysan jirin cid hada u doodeysa arimahooda iyadoo siyaasiyiinta iyo dadkii firfircoonaa ee arintaan horay ula socday ay hada ka seexdeen.

Sxb firi waxan ku weydiyay gormee bilaawane waditanka dadka dadka qar aya ogalansho heysto marka gorme iman dona swedan by thanks
U codee:
0
1
Salaams marka hore. Asxaabay waad salaamantihiin. Waxaan rabay inaan ogaado hadii ay jirto ilaa iyo hada cid ogolaansho lasoo siiyey. Jimcale hadii aad ka war heysid noo sheeg sxb.
U codee:
1
1
waxaan rawa ina aan ogado arimaha caruurta udaca woonayo hooyadodo iyo walalahoda maxa laga dhahay
U codee:
2
3
farxiyo haddii aad 18 sano ka yertahay
waad u dacwoon kartaa waxaad la mid tahay waalidka caruurtiisa u dacwoonaya waxba ma kala duwanidiin siduu migrationka horay u sheegay.
U codee:
3
2
asc marka hore waxaan la yabanahay isbaalnkaan oo mar waliba go aan jeebkooda ayee is ka garayan waan la yabanahay allaah ayaa waxii kheyr ah ka sugeynaa insha allaah
U codee:
2
0
Asc walaalayaal buufiska iska yareeya Illaahna talo saarto wixii idiin qoran waad heleysaane qof kastana dacwadiisa ha kala xiriiro Migrationsverket ka waad sidaas asc.
U codee:
1
0
Kuwaan sheekadooda waxay noqotay gabal daye maalinba waa dhinac halaays ka dulqaato waxkastaba allaah ayaa gacanta kuhaaya
U codee:
1
0
asc aniga waxaan idiin weydiin lahaaa dacwada walaalaha isla dhashay oo 18 sano ka weyn ama 17 sano jiro ma la isku kenaaa mise wali maba laga hadlin arintaas asc
U codee:
0
0
asc dhamaan wasalaaman tihin waxaan raba inat ishekto labada isqabto ana caruru lehen
U codee:
0
0
walal jimcaale aniga arinteeydu weyka duwantahay dadka qaar waxn u dacwoday 3 caruur an dhahay iyo xaas an qabo balse xasku wax ima dhalin se leeyga yeelayaa ciyalna waan hestaa gabadhina wax ima dhalan waan iskugu dacwooday isoo jawaab bro adiga mahadsan
U codee:
0
0
asc walal jimcale waxaan udacwooday wiil an dhalay iyo ninkeyka oo an waxba isku dhalin wiilkeyka waa 10 jir waxaana ii hayo ninkeyka waxaana leyka qaday dheecanka ninkeykana wuxuu heystay diidmo wuxuuna soo bilaabay dacwad cusub markaa maxaan sukayaa iisoo jawaab adikoo raliah
U codee:
0
0
Waa su,aale Jimcale migrationsverket maw u shaqeeyaa mase waa wariye?
Arimaha socdaalka hadii wax laga qoro dadka intooda badan waxad moodaa inay Jimcale wadydiiyaan su,aalo dhawr ah oo ku saabsan oo waliba hadaw dhaqsi uga so jawaabi waayo laga yaabo ceey iyo eed dusha laga saaro waqtigiisa dhan inaw internet kor fadhiyo miyaa tan kalesa su,aalaha ku saabsan arimaha socdaalka waxaad toos u waydii kartiin laanta socdaalka adoo adeegsahaayo luqadaad rabto 1-6 birina waxaad kahelee jawaab. Intabadan waxaan iskaga uur nahay misna dhagta noogu wada taagantahay arimaha socdaalka wixi kasoo baxo Allaha ayaan u rajeeynaa inaw qof walbo muraaadkeeda u yeeelo nolosha fimilka kala maqan waxeey la mid tahay guri albaab la,aan ah, jag hoppas att en dag leva tillsammans med era familjer om gud säger
U codee:
3
2
amiin amiin amiin tack detsamma mina vän.
U codee:
0
0
marka dheecanka DNA Lga qaado daka is dhaly ma laisiinkaraa visada ama ogolaanshaha wsc waad mahastantahay jimcale
U codee:
0
0
horat somali waxan loo dirana ayey ka shaqaysaa ninkaa dadkooda dhibataysan wabka u sameeyey si ay fikirkooda uga dhiibtaan na ka amaan helimaayo bal maxaa laga rabaa isga iyo ilaahay ayaa xisabtamaya ama ha dhinto ama ha noolaadee jamcaale na waxan odhan lahaa aad ayauu ugu dadaalayaa walaallihiisa somaliyeed aadna wad u mahadasantahay qayr alle ha kusiiyo
U codee:
1
0
asc dhamaan walaalaha meesha figtada iskugu keenay wan salaamayaa wadan qaalana marab nee keenii ilaah hanoodajiyo oo dhibka hanooga qado insha allaah anakaa dowlad noodhalanaysaa oo meeshan waa laga socdaa ee iskadaaya wal wal ka iyo warbaharka insha allaah inta kalamaqan na way isku tagidontaaye sabra walalayaal
U codee:
0
0
ilaahay tala saarta intaad kuwaalateen dhoof ayaa geeridu idiin imanaysaa acuudu bilaah jimcaale ma wasiirkii dadka gurayaa mise waa wariye bal labadaa ii soo kala saara waa kan dadkii walayee mar uun wax soo qoraya war ilaahay ka baq oo ku e kaw wariyinimadaada
U codee:
0
0
DADKA WAA LA ISKU KENAYA KUWA UBADKA ISKU DHALAY WAXAANA LAGA QADAYAA DHEECANKA DNA DADKII WAY SOO BATEEN SOONA BUUX DHAFIYEEN ADIS ABABA IYO WALIBA MEELAHA KALE EE SOMALIDU KASOO XARAYSO, DURTABA WAXA LA SIIYEY WALID SOMALIYEED OO CARUURTOODU QAAN GAADH KU DHAWAYD WAXA KALOO SOCOTA IN DADKA LOOSO TUURO DHEECANKA EE SAMRA OO ILAHAY ISKU XIDHA.
U codee:
1
0
Waa arkay dad viso kampala la siiyay lkn dadka qaarka ku dhow ila inte waye
U codee:
0
0
jimcaale waxan ka sugaya jawaaab xitaa hadii adan waxba kala socon kalama socdo waa jawaab thnks bro
U codee:
0
0
Asc walaalayaal waan idin salaamey dhamaantiin
Aniga waxaan waxey ila tahay anaga uun baa buufis isku ridaaya mooyee in eysan waxba meeshaan ka soo soconin ayaan filayaa ee illaa illaahey nooga soo qaado aan iska samirno ama wadan keenii mooga degaayo insha allaah
Hada waxey naleeyihiin waxbaa lakeenayaa laakiin welina ma,aan arkin cid lakeeney waxaa kale oo aan arkaa maalin walbana dad ladiidaya marka waaba ku wareerey aniga.
U codee:
0
0
asc JIMCAALE walaal waxaan doonayaa in aad wax iiga sheegto arinkan,, anigu waxaan haystaa sharci talyaani ah halkanna reer ayaa ii degan markaa waan usheegay oo migrotionka waanu wada tagnay aniga iyo xaaskayguba foom ay yiraah deen buuxiyana waa waanu buuxinay waxay nadheheen gurigiinii aada ilaa hadana wax wara kamahayno markaa lpz wax ma iiga iftiiminkartaa howshaa? adoo mahadsan
U codee:
0
0
scm dhaman ree sveiga
U codee:
0
0
Asc jimcale ani waxaa ahay canuk yar oo lanool hooyadiis iyo walaalihiis aan heesan wax nolol ah maadaama oo aabehey muqdiso oo lakuxabadeeyay baabur waxaana kuxabadeyay dabley huweesan hooyadey waaxanuun sandaha mana awoodo inee noshaqeso waxana dhunda uka aalo buro xanuuna kalene waa haayan waxbarashane ma iska baxikarno waxaana ahna ilmo yaryar walaalkey oo swedan joogo wenodiiden in aa udakno wexena na siiyen diidmo walaalkeyna ma awoodo in uu nabiilo oo waa arday jimcaale hadii aad dahay nin soomaliyed waxa kacodsa hayada socdalka ee swedan in aad iikukudbiso dibaadadeya
U codee:
0
0
asc jimcaale waxaan ahay qof famili ah waxana rabaa in aan u dacwoodo hoyadey mana u qorna in aan bashintahay dadeeda walal maxaa iiga iftimin kartaa arintaa mahadsanid
U codee:
0
0
asc jimcaale waxaan ahay qof famili ah waxana rabaa in aan u dacwoodo hoyadey mana u qorna in aan bashintahay dadeeda walal maxaa iiga iftimin kartaa arintaa mahadsanid mida kale waxaan rabaa i aad wax iiga shegto dacwada dadka ka imaday talyaniga ee caruurta iyo xaska u jogaan maxe rajadooda noqon karataa ayaga
U codee:
0
0
sxb yaal aniga waxaan rabaa inaa dalkay unoqdo waxna mahaysto marka caawinaad halkee kahelaa 10000 doolar alah kadhigo doolada swedan hadaan ugeeyo basaboorkooda ma isiinaayan tobankaas kun sharciga waiga ayaan ugu xoor lahaa amis kale meelkale dadka caawiso ama soomaaliyey i caawiya wdan kay ayaan ubaahanahay
U codee:
0
0
adeer xoogso
U codee:
0
0
hakuuna maaliya buura
U codee:
0
0
sxb asc marka salaan ka bacdi waxaan idin sheegi lahaa dhulkiina hooyo meel dhaanta in aydaan helayn waana dhul gaalo markaa adigoo dhulkaaga hooyo iskaga noolaada oo aamin sanaada ahmiyada ay leedahay muwadiinin mada by somalilander
U codee:
0
0