Gabdhaha soo galootiga ah oo la barayo diyaaradaha [Video]
By Jimcale
On May 22, 2012 At 08:56
Category : Warka, Waxbarashada / Utbildning
Responses : Comments are off for this post
15 gabdhood oo soo galooti ah waxna ka barta iskuulka lagu magacaabo Bergagymnasiet oo ku yaala
magaalada Eslöv ayaa la barayaa sida loo kexeeyo diyaaradaha.
Gabdhahaan oo dhamaantood ah soo galooti ayaa sanadkii labaad waxay baranayaan dhamaan waxyaabaha ku saabsan diyaaradaha, sida kala hagida iyo in ay noqdaan duuliye. Ujeedada koorsadaan ayaa ah in gabdhaha soo galootiga ah lagu xiiso galiyo arimaha diyaaradaha iyo in ay luuqada si fiican u bartaan.
Waxay fursad u heli doonaan in ay duuliyaan diyaaradaha iyo in ay ku soo boodaan baarashuudka. Gabdhaha qaar ayaa durbadiiba la dhacay koorsadaan iyadoo labo ka mid ah ay go’aansadeen in ay sii wadayaan arimaha duulimaadka, iyadoo ay midi qaadanayso koorso gooni loogu barto kala hagida diyaaradaha, halka mida kale ay Kiruna u aadeyso cilmiga hawada.
Comments are closed.

Hidden due to low comment rating. Click here to see.
Fikrad aan lala dhicin
0
7
scw ula jeedada ka dambeeyso waxaa waye in hadii somaliya gacanta u gasho midowga yurub iyo kuwa afrika iney ka bilaabaan duulimaadyo ka dhax sgaqeeya yurub iyo toos afrika sida hada looga jeedo turkiga laakin danta laga leeyahay gabdhaha ma ahan mid muujineyso fursadaha wax barasho ee dalkaan sweden ka jiro laakin waa qaab siyaasadeed uu qota dheer cid fahmi kartane ay yartahay madhicin in qof muslim ah diyaarad labaro mudda haa laga joogo 15 sano iyo ka badan this is funny balaayo hadey soomali u imaatay in la barto diyaaradaha sida loo wado waa wax fiican laakin maxaa ka dambeeyo
U codee:
0
3
asc wan idin salmay shaqalaha sharafta mudan waxaa ahay aqriste ku xeren weybsedka somaliska waxa rabaa inaa fikradaheyga ka dhiibto ina aqbashaaan idinka oo mahadsan walalayaal siiba jimcaale waxa jogaa addis ababa thanks
U codee:
4
0
Waa tababar fiican runtii Soomaaliyeey xirfad barta amaba wax barta labadaas waa in laga faa,iideystaa oo wadankaan janis ku leh.
U codee:
0
0
Bal anigana fursadaas may isiiyaan waa ka faa idaysan lahaaye laakiin xaalku madhawa
U codee:
0
0
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wixii larabo ama meshaan la isaga soo qoraa asxaabey
U codee:
0
0
masha allah dadal walaaley
U codee:
0
0
hablaha ladhirigeliyo thanks
U codee:
0
0
waa arin fican in gabdhaha ey xirfad yeshan
U codee:
0
0
gabdhaha somalida maxay ugali wayen barashadan diyaradaha inkasto ay ku jirto hal gabar oo etopeyan ah oo ku labisan calanka wadan kedaa away hee ku wena soomalyed
U codee:
0
0
Waxaa ku jiro 3gabdhood Somali ah 1 amaani 2 Faiso 3Faadumo, 12 kalena waa wadamo kale Midan qamaarka wadato waa Faadumo waane ina firfircoon,calanka eey wadatane wa kan africa
U codee:
0
0
waxan so dhowayanynaa inay gabdha somaliyeed wax bartaan mashalah wa arin farxad leh waxaan idin leenhay dadaala walalayaal msahalaah
U codee:
0
0
anig waxaa ila fiican inii gabdhah gurigooda jogaan sidii dinta qabto lakiin hadii aay jaclesteen inii bananka usobaxaan aan aragno waxii xigo oo dhaco
U codee:
0
0
waa arin wanaagsan halawado cilmiga diyaarid barashada gabdhaha wixi ay rabaan haloodaayo yaan niyada laga dilin waxa fiican qofwalba in uu hello xoriyad somalidu madhoowraan gabdhaha waxay keenaan wax kasoo horjeeda xuquuqda hablaha diinto maqabto in aysan gadhuhu masuul aqaadi karin ama ay sameynayso wax yaalo xun xun hada kadib dumarkaa naga masuula hahdii ragii is dil kabixi waayey shaqadoodiina qabsan waa yeen kkk intaa ayaa iga dardaarana waxan kunoolahay oslo noorway salaan sare baarka hablaha waaye gabdhaha kani
U codee:
0
0
hanbalyo ayaan leeyahay gabdhakan kicin doona diyaaradaha maa sha allaah wada barashada wacan thanks sister
U codee:
0
0
cupcake8million Posted on congrats- your linvig my dream since you won’t see your family/ friends for a long tie you could go cheesy- wish you were here or on the trail again or Where in the world is (your name)? Best of luck!
U codee:
0
0
wixii ka dhacay baa ka dhacay duuliya oo haysku ridida
U codee:
0
0
aryaada iswedan idin bari meeso sii loo wado diyaa radee yee idin dilin leeeeeeeeeeeee
U codee:
0
0
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
U codee:
0
0
waa yaab iyo dhoocilo qoo qan
U codee:
0
0