Denmark: Soomaalida oo qiyaantay canshuuraha
Soomaalida ku dhaqan magaalada Aarhus ee Denmark ayaa lagu eedeeyay in ay sameeyeen qiyaano balaaran
oo xaga canshuurta ah.
Xafiiska Canshuuraha Denmark ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameeyeen 269 oo Soomaali ah kuwaasoo ay cadaatay in 248 ka mid ah ay canshuurta ka qiyaaneen lacag gaaraysa 12.5 milyan oo karoon. Soomaalida ayaa la sheegay in ay isticmaaleen nidaam qofku uu iskiis canshuurta u sheegi karo, iyagoo dalbaday canshuur celin aysan xaq u lahayn.
Dumarka Soomaalida ayaa la sheegay in ay codsadaan lacago caruurta iyaga oo aysan xaq u lahayn, halka ragga qaarkood ay dalbadeen canshuur celin iyaga oo cayr qaata. Madaxa Xafiiska canshuuraha Denmark ayaa dabeecada Soomaalida ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.
Wargeyska Jyllands-Posten ayaa qaar ka mid ah jaaliyadaha Soomaalida wax ka waydiiyay arintaan, iyagoo qaar badan ay sheegeen in aysan waxba kala socon qiyaanadaan. Balse Soomaali kale oo magacooda qariyay ayaa sheegay in ay la socdaan arinta isla markaana ay tahay arin Soomaalidu ay la dhacsanyihiin.
Xafiiska canshuuraha ayaa hada bilaabaya in uu baaritaan guud ku sameeyo guud ahaan Soomaalida ku dhaqan Denmark si loo ogaado in arintu ay tahay mid ay ka wada simanyihiin iyo in ay ku koobantahay magaalada Aarhus oo keliya.

soomaali waa taas ,, dhib badanaa, waxey dhafaanba malahan. waa yeey Dabcan ma wada xuma dadfiican oo xalaal Quutana wey nugu jiraan Balse waa tiro yar
U codee:
3
2
Asc war somali iyo tugnima xagd lagala geyaa nagahiya sas yela nim maxa ka suge marka islamnida afka ma laga shekta wayo islamku ma agola qayanade war alla halaga baqo qayano nar un bey ku si fogeyneysahe
U codee:
3
1
ceebay tacaal, sharaf dhac, karaamo dhac, sumcad dilis, mar mar ayaan is idhaa niyow yaa somalinimada kaa badalaba.
Dood kulul. Ka Jawaab?
3
5
Hidden due to low comment rating. Click here to see.
Fikrad aan lala dhicin
0
5
asc wr akhyaarta salaan sare dhamaan jimacaale maanta maxaad war kahaysaa duuda waxaa kujira qayb kahadlayso reera
Betänkande 2011/12:SfU12 (HTML)
bal saaxiib war ka keen
mahadsanid
U codee:
0
0
abdi walal maxa maqashayna arimahee ka hadleeysaa
U codee:
0
0
HORAA LOO YIRI HANGARAAC HAL LUG UMA HINTIYO WADAN DHANA WAAYE DHAQAALAHIISU FIICAN YAHAY XAYKA DHIBEE KOBADAAAS
U codee:
1
1
As,war denmark so kuwa utagan islam naceybka ma,ahan so kuwi kartonada dhih jiray wa muxumed ma,ahan scw aniga somalia ayan joga blse kuwas xolohoda inay xalal yihin cidna daah kamasarno,kuwa gaalada iskudhajini sida gabar mwalad iyo nice man ilahay ha idan garansiyo xaqa iyo islamnimada,
U codee:
1
0
Qofkii Soomaalinimadda diidayoow naga bax Biigi ku taale naga bax looma baahnee ha inaga baxo dadka Soomaaliyeed bi,inaaya ha inaga baxo…qiyaanadda ma fiicna ama gaal kula kac ama qof kale balse mid baan laga hadli karin waa jinsiyadada Soomaaliyeed waa wax wanaagsan illaahbaana iga dhigey Al-xamdulillaah. wadan qeyraad lehna waa leeyahay waana ii hagaagi doonaa kuwa bugta ahow ha nasheeganina.
U codee:
0
0
wadan wanaagsan waa leenahey waa runtaa,, dad wanaagsan ma leenahey,, that is the pont….
U codee:
0
2
Sida Nus Duniyo oo kale xaaraanta iyo xalaashaba u kala soocneen sida Alshabaab…. xamartaada joog meeshaan wax la dhaco ma yaalaan … yurub waa ka tashatey waxaas tuug baaquli xitaa ma joogo,, Qalin aa wax lugu dhacaa.. iskool aad horta Gaari kacanka iska dhig.
U codee:
0
2
adigu mawaladad bad tahee doolaalo dheeridaa maandheey ha caayin soomalida dad ka fiican maleh
U codee:
2
0
sharcigii hadaad nagu qaadatay waa mahadsan yihiin soomalida baan kaa sugeenaa un
U codee:
2
0
haa ramla waxaa laga hadlaa maarta oo doodu ay kusaabsantahay midaynta reearaha somalida waa saasaab walaashay
U codee:
0
0
As,ilah aya mahadleh,blse su,aal magaca mawaalaad ma somaliba labaxdo?ilahow nagadhaxbixi kuwa kuqarabtan magacayga somalinimo.hadad tahay qof qira leh denishka wa kuwi nbiga sharafta leh caayay unagafay magarayso wax kasheegoda o ilah aya ilaliyay nbigis suban csw blse wa inaan marbo aadan jecel uqadin kuwa aflagadayni nbigada mise kuwa magaca somali ah o dinta kabaxay ayan ku arkay webkan sida afrax iyo afganistan nin udhashay ma kuwi ayad haysa jidkodi?aniga xamar majogi blse wan kufani dalkeyga wa somalia dadkayga wa somalian dintaydana wa islam,mwalad kufan denishka iyo gaalada utagan duminta islamka,nagadhax bax sharciga aad naguqadatayna wa xaraan soceli,
U codee:
0
0
Mwaladad magac somali ma’ahan wa magac shico
U codee:
0
0
Meeqaa nashegato o afsomali kula garani?qofka somalida inkara ha ladoodina maxa yelay wa CID war ayay raban,nusdiniyo dantada karaco walal,
U codee:
0
0
e.l Posted on For one thing unless they’re puhislbed you mean writers’.Only you can decide when, as it needs to fit round you and your members’ schedules.
U codee:
0
0
Denmark horta ma joogi ani,, Diinteedana waa islaam aana ku dhimandonaa.. insha allah,, dad iyo dal nebigeena suuban wax ka sheegeyna weligeeyna ku raali noqonmaayo taas iga Qabo horta,, tan kale waxaan ka hadlaayey soomaalida wax Qayaaanta,, oo wax is dawa mariyaa,, marka lugu Qabtana ,, ka carara meesha ay ku noolyihiin,, ma fahantay
U codee:
1
0
fatima ,, mawalad shanta Golaha sare uu ka mid ahaa,, abdalla faadil waa adeerkeey .. ma fahanyey,, hadad taqaanid,, hadii gabdhihii usc dhasheyna aad tahey taariiqda somali gabdhaha kaa waayo aragsan kaana cilmi badan wax ka weydii
U codee:
1
0
asc GABAR MUWALAD AH hadaa haysato meladku dhumato yaa ku yertay ma aadid hada sheeko walan badanaa na soomali waxas uma joojiso yaa ka tugsan kana daciifsan kuwad ledahay wan ku dhumanayaa ANAGA HADU ADUNKU ROGMADO XATAA KAMA ORDAYNO MAGACCEENA XX SOOMAALIBAAN AHAY SANKUNEEFLE MA OGOLI IGA SAREEYN KARA
U codee:
2
0
GABAR MUWALAD AH KKKKKKKKKKKKK CABDALLE GUSWAYNE MA SHEEGATAY HADANE KKKKKKKKKKKK ALLA ANAGAA WAX ARAGNAY
U codee:
0
0
Najmo ishaad kariday,wa kuwa aan lakala lahayn k k k k k k k k hadbo wa ninka udanbeyo,
U codee:
0
0
As,Allah maxa kaa hadliyay mwalaad!kucarar meshi aad lahayd wan kudhuman?gabdho ka sharaf badan sida fatumo ayad aflagadayn,ado shica ah,
U codee:
0
0
kkkkkkkkkk lool … shiica ku lahaa bismilaah
U codee:
0
0
Bismilaaaaaaahiyow kuwii xamar weyne nugu dhaceena yurub goormee imadeena.. intee ku neefsaheenaa anaga.. somali waa naga soo bursateen,, yurubtiina waa joogtiin xitaa kaamka dhaxdiisa manilka fakahaayo idinka..
U codee:
1
0
Donnta tictanic seey u Bilaawatey Amaankeena waa xumaadey
U codee:
0
0
waxaan waa been la iska dhoodhobay bal is waydiiya idinka skattka ma lacag ba ka cuni kartaan . tan kale warqada cayrta la buuxiyo bisha 6aad ama 7aad ken ba lagu leyahay waxa ku soo galaa .. lacagaha cauurarha lagu dalbanayana waa mid u dagsan sharci cunug kastana barnbidraga xaq bu uleyahay bay dhahan sidee waxa loo dhacay ? mid waa yeli kara waay is kala qoreen oo haddana waa isla joogan .. laakiin lacag ba la dhacay meeqo sano bay somali wadankas jooga . dowladan dowlad cusuri ah ba ka dagtay oo xata diiday qaxooti in la qabilo taas ba ka dhigan lahayd dhaliil wayn ee kuwaan waa isku ciyaaren mida kale Denmarka somaliada way nacaday meela istageeda taas ha iska soo qoraan waan adanaynayna .. lacag bay cunen maxa dowlad dhan se lo dhaca ma xoola fuck xolo gaal awalaba muslim ceebeys unbu ku mashquulsanaa ..
U codee:
1
0
Bisinka maxaa soomaalida qayaanada ugeystay wayba karoonaayen tuugee waxa laga yaaba in ay dowr qof yihiin o labuunbuninayo war bal shafta hala ilaaliyo somalay iyo magaca..inta xumaatay alaha hagaajiyo waxaa layidhi fartaada xun filiqfiliq kaagama harto.. Mida labaad iska daaya dooda aan micnaha laheyn gabar mawaladey adna xishood dadkaga haka cararin ayagaa kuhudhan sharaf taad kadhex wayday meelkale kama helaysid asc
U codee:
0
0
Bisharo intaad garan dad yar aya garani waxa riwayad lo shidi kuwa wax magarata ah o sida mwalad say oga so carartay somalia cadaanka ayay qimi modi,o ay kufaani nin nabi muxamed aflagadeyay naxaris nama dhaxtaalo,doladaha aan maanta hormar lahayn ayayba shacabka dhici karin macaadalah ayaga o sheegani inay hormaren see lacaktoda qof qaxoti ah kuqadan?su,asha waxay utala mwalad o leh denmark way ficantahay,
U codee:
1
0
As,sln kadib iskadaya dooda mwalad hadad helayso mel dad somalida dinta islamka iyo dalka somalia helayso aad.waxad ka heshana ha ila imaanin,as
U codee:
0
0
As,gabadha haday gaftay ha si cayrinina o shaydan ha ogu kaalmaynina,unastexeya.fudaydkana iskadhafa,
U codee:
0
0
War tak dheh tan maweelada wadato fuck adiga iyo mawaladadabo,ha kufulen danmark darbiyada,
U codee:
0
0
alxamdulilah Diinteeda waa islaam… somalia inaan ka imid waxaan isugu dhiibey inaan dhaho wadan Bur Bursan ayaan ka imidd. waa leey xoogey jaahilna waan ahey.. dadkeegana aqoon malahan…. aabaheyga fadhi ku dirir kama dhamaado.. walalkeey Qabiil ayuu Baandheeyaa.,, sidaas ayan ku Qaatey sharciga…. mooriyaanta dhiiga Qabto yurub joogto Baraf ilaah ha idiinku dilo.. wixii commen xun soo Qorana waa iyaga mooriyaanta.
U codee:
0
0
ASC SOMALIYEE SUAL AYAN QABAA RUUNTII, MUWALAD MAXA LA DHAHAA.. MIDAKALE GABADHA KU FANEYSO INAY MEEL AY KU DHUMATO HAYSATO , MAXEY NAGA DHAX HAYSAA . . KOLEY ANIGU HADII XITAA LACALA AY DHACDO WAXAN SOMALI AHEN AN KU FAANO , MABA DHACEYSEE RUUNTI NOT MUWALAD . I MEAN IT. BRAVO SAREDO AND NAJMO HABLAHEENI SOMALIYED IGA DHEH
U codee:
0
0
Dalkayga .. hadii naagtaada luguu keeni waayo.. somalia iskaga laabo awalba alshabaab Qaxooti noqdey leey tehee.. marax macawis aan Qabin xitaa
U codee:
0
0
ssc all umada suslimka ah qaar ahaan umadeyda somaliyeed hadaan usoo gudbo fikikeyga waxaa dhihikaraa wabeen iyo cunsurinimo wayo maanta cid ladhicikaraa majirto mida kale gabartaan labaxday muwalad hadi aad saan unecebtahay somali iskadhaaf meel ayjogana ha imaan wepkodana udhaaf
viva gabdhaha somaliyeed e jecel dadkooda iyo dalkoda
U codee:
0
0
Asc inta jecel bismilahi momwen maxa ladhaha naya dinta amanka si haka nabad gashe orad galka gadashisa gala hadan kaso jidin
U codee:
0
0
Aqyaarta aan is cafino gabar walashiina ayaan ahey weliba xamar dhaxjoogta,,yurubna ma joogi aniga….. inaan idiinka Qeylasiiya ayaan rabey, si probleemkiina u iloowdaan,, ilaaheyna naagaha iyo nimanka ha idiin keeno,, waa dhiban tihiin,, aniga Brobleem markuu i Qabsado Bada liido ama Geel laq aan isku soo dejiyaa,, idinka ma ogi waxaad sameysaan.,
U codee:
0
0
Qolyaha xeebta miyaa tahay kkkk
U codee:
0
0
K k k k haday kadartay ?
U codee:
0
0
Allah maxad melbadan kabiyo cabtay,
U codee:
0
0
Naagtan haday muqdisho jogto ana warka keeni marna ma dalka lacayi marna liidan kudabalani ok,
U codee:
0
0
Shinbir duldul badan afdhaji ay kudhacda mwalad ma saasa udanbaysay,
U codee:
0
0
kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk mawalad dalka uu wax ka leeyahey,, idinka waaba ka cararteen ,, anagana xamar ayaan ciidanka xooga dalka biyo iyo cunto ka dawa wadnaa ….nimankiinaan mawalad wax ka sheego, marna gabar cad raadiya oo carabiyad ah .. Qalabka jirkeedana aanan waxna laga furin..
U codee:
0
0
war gabadha maxaa loo daba dhigtey misse waxyaalo run ah oo ay ka dhawaajisey baa idin gubaaya dadka maalka dadow iney xadaan waxba la ahayn waa soomaali waayo inta been kuwada nool waana is furney oo lacagu ku qaata caradaas kabadan wixii xaaraan ahaana waa lxalaashadey oo reereheena ilaa afrika jooga xaaraantaas baa lsiiyaa waana waxay meelna noogu badbaadiweysey marka somaliyeey illaah haloo towbad keeeno dadkii waa wareereen ma wadan la,aantaa noogu wacan misse sidaanba waraabe u eheen soomali waabaa qiimo lagu ogaa haddase waxa isku soo harey kuwo aan calanka qiimeenin oo qaranimo waxay tahay ogeen oo wadankooda garaneen qiimihiisa waan daalney runtii waanku daalney xaaladdan aan ku suganahay ee illaah hanaga baxsho qofna majeclo inuu wadankiisa qayaano skattka waa canshuur celinta wadanka marka dad wadamadooda dhistey oo horu marsadey oo daacad u ah sidey udhaqmaayaan bal aan kaga dayano oon wadankeenii u dhisno ama aan u horu marino intaan tuugnimo iyo waxaan loojoogin kula kacayno dadka dhahaayo hadii ladhoco maxaa dhib ah walaalow haddaad rabto inaad wax dhacdo badweyntaas baa dhac wax looga keeni waayey till 1991 kii illaa hadda qofbaa wuxu leheen ku nool hadii laga dhargaayo xoolo dadow… ee magaca aan illaashano please…..
U codee:
0
0
Sheekadii hadana waxay ubadashay midab iyo qalab raaxo walaxaa kugu raran e cadaanta iyo raaxadu waa kalalabo e walaaley umada yay kugu danbaabine meesha mardambe hasogalin hadad qalab fiican haydo ninkaaga sii.. Raalina ahow
U codee:
0
0
Wadani Sharaftaada kor
U codee:
0
0
Saredo1….. hadal kuma Qasaariyo dadka dhiman oo Bada Hoostooda yurub ka soo galey ..,, maah maah carabaa waxey tiri,, naag Qamiis waalan rabto talaada aa Rinjiga loo mariyaa,,, waa rinji kacsan tahey aan ku dhahey
U codee:
0
0
To. Mawalad ma nin baa tahay adi? dalka hadi ad kaso jedo dad kisa maxad uga fane adi mise wixi uurka kaa jiro afka ka xaday markad somali nacdana inted ade meshad aado ba aad mawalad ninkan la baxow wabsed kena nodaa somali ma tihide adi rufiyan ayad tahay adana isku cadaysay inatad naso dhex is tagto ayad somali cune bada maa malay laga waayay kaalay ma ciyaalba wa idinku ciyarayey ku lahaa ogow lama cayo sinjiga aad tahay e waa lagu faana mwalad cidaa rabto ahaw haku hadaqin erayadas o kale mardanbe wa iga wano meshad rabto adunka ka jog midna ogow hal somali hada cayso wakugu gobanayna markasad wabsedka ceb uga baxe watan hada kug dhacday a ah ha samayn mardanbe midkalena ogow anigu somali ban ahay anigu sinjigaygu waa maguran marka somali nimadayda waxan uga mahad naqayaa ale weyne alxmadu lilaahi rabil caalamin alaw adaa iga dhigay somali wana ku fanayaa somali wayn
U codee:
3
0
war aan idin siiyo qaraabo nimanka wax dhacay waa muwalad baan maqlay
U codee:
0
0
K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k
U codee:
0
0
K k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k haa ma saasa
U codee:
0
0
Ma ana warer san mise cadan aya logayerahay?sharecada islamka kuma banano inad kafanto dhalashadada wa xaran,mwalad wax maqal dheh towba Allah wan gafay,wadani ma waxad ledahay gabadha wad kusaxantahay somali cayda?cirdigisa qof caayay de malaha ano school dhiganhayo 1984 waxa mel kuxaraysnan jiray dad aan walid lahayn marka qofka somalia cayo adan ficnayn,wadani sxb ows iyo khazraj meqa sano ayay dagalahayen almost 300 sano marka way heshin somalia inshallah,
U codee:
0
0
Kkkk mawalad waxaan filaa caawadan qaracan ayaad kuseexatay amaad nagu riyotaa waa qalad kaaga e mardanbe malagaa maqlaya soomali an wax kasheegaa.mida labaad ani diyaarad ayan ku imid markaan imidna gaari qaaliya ayaa laygu sooqaaday.. E saas ulasoco waadaremayaa inaad dadkaas bada ahed war dhafoor ayu kuyaala waliba dadka bada waa labo qaybod san sheeko kumaqlay kuwa lasoo rinjiyeeyay ayaad tahay e kacarar meja walaashiis
U codee:
0
0
To,saredo waxan bakhtiday maxad kala hadli sharaf ayad ledahaye yaysan kuwasakhaynin,
U codee:
0
0
Duniyo waarunta lkn wadadii ay mari lahayd ayan tuseynaa wixii haatan kadan beeyana ha isla boodboodo haday qanceyso hadii kalana bada harinjiyeyso halkaas ayaa shoqo lagasiinaya kkkkkkkkkkkkk
U codee:
0
0
Aamus nusduniyo dadka weyn markey hadlayaan.. waa ogtahey adoo jiran oo Gaari kacan saaran in lugu keeney yurub.. weliba Gowracato lagaa daaweeyey markaad caafimaadaa afka kala furtaa .. xishoo oo hadana xishoo
U codee:
0
0
somalinimada cid aan ka baryaaya aan jirin , idin iyo sheeq shariifba
U codee:
0
0
ASC TALLOW WAXAN IDIN DHIHI LAHAA QOFTAN HA LESKA DAAYO . SABABTU WAXAY TAHAY QOFKU WA LA GARAN KARAA MARKAY HAYSO WALIDA DHAQANTA , LAMA DAREMI KARO QOFKA ILEEN WUUBA WALAN YAHAY HADANA KAMA MUQATO KKKKKK ILAH HA CAFIYO QOFTA …. DHAC WAC
U codee:
0
0
dhamaantii ma 1 qof ayaad isugu tagaysiin. Walaal Somali nimada qof kaaxigta malahan waana usimanahay dhamanteen. Qof walba oo Somali ah midabka uu rabo halahaado qabiilka uu rabo haka soojeedo cid cid ka xigta maleh. Ee walaalayaal dadkaan waa walaalaheen ee yaanan udiidin in ay wax nala qaybsadaan.
U codee:
0
0
Madaxa ayay kajirantahay maba jogo aniga yurub xagen gaari uraxay,teda kale bad ayad so martay iyo mel aya larinjiyaye unbaad ledahaye jwbtada ma saasaa?zakirie mwalad hadad taqano no sheg ma caribiba ma englishba ma turkishba maxu yahay?xaq omalahan qof somalia caayahayo inu shegto,
U codee:
0
0
As,akhyarta nimanka bananka ha lagamaro gabadha dumarow malaha gabadha quruxdeda miyad kamasayrten,mawalad wax laqimi ah majiro.masakin ayad loyeseen nagahana wa kuwi canaha iyo biyaha idankada qaadi jiray,faqash faqash waryana ceebtina baarina gabadha kahara,
U codee:
0
0
Somalinimada iyada diday naagtan warun cidka xigsan karto maleh waa haday caayin sinjiga mida kale kan lahow wad ka maseyraysan qurux deda war quruxdu waa qalbiga cadatedana qado adi haday ku sinayso mindha hooyada baa kadaba qadi jirtay biyaha faqashta ad le daheyna adaa isku qiray inad umada laysay maxishode nagta somali caysay sina noso dhex istagimeyso cadaanka ayey ismoday waali waxay qabta somali diid ah iyadana narad satay o nacaysay nagta somali ruxii wax ka shego xaq umaleh inu sheegto mana ka yeleyno marna wan cayna marna wan shegana e umad nimo yey noso dhex galin haday naso dhexgashona si edeb leh ha ahaato
U codee:
0
0
Gabar wa runta o o cidna ka ma baryeysid somali nimada lk adaa diday shiq sharifna adi kuma yaqan ado kalana xaq uma leh inu shegto somali ado kalana somali u dhutimeyso kumanan muwadin ayaa ku jira o naf iyo maal ba u huray si ay u difacan sharafta iyo magaca umada somaliyed rerkay rabanba haka so jeedan wa kuwo ku haminaya malin in un xasilayo dalkii marka doqonay dadkaga dhinac ka raac hooy hooy dhinac karaac wale waxad dhahdo waa ku taariiq
U codee:
0
0
Watan jawabta nus duniyah markan baritan qubored ku samaynay magacan markii wadan walba labaray nuqulka magac yadoda wadan u ka so jedo maleh lk waa kalmad habaar ah o ah mwaladku kaso dhac wana eray ka mid ah eraya ugu xun e somalida adegsato labada an is rabin ayana isku habarta ame isku caysa ma aqan xubintas mel ay uga taal nolaha lk wa kalmad ay adeg sadan dadka is habaraya sidas la socda somaliyey
U codee:
0
0
Beenleey.. naayaa meesha caruur ma joogtee .een lugo leh noo sheeg
U codee:
0
0
Beenta lugo u samee naayaa
U codee:
0
0
K k k k k inan ben shegayo wax cadayn karo la imaw nayaa adaa ah iyo yaahuye mwalad mesha ay ka timid la imaw
U codee:
0
0
Waa wax horey ay u soo sameyn jireen. Waxa keliya oo dhiman waa in ay ISBAARO dhigtaan
U codee:
0
0