Contact us
By • April 26, 2010
Xafiiska Somaliska.com waxa uu ku yaalaa magaalada Fagersta ee gobolka Västmanland.
New Progress Center,
Dalavägen 55, Fagersta
Telefon: 022319928 Mobile: 0738702449 (Saacadaha shaqada waa 14:00-21:00)
Haddii aad jeceshay in aad email inoo soo dirto fadlan buuxi foomka
Maamulka
Mohamed M Jimcale
Waxaan bilaabay Somaliska.com 22 bishii April 2010 ka dib markii ay ii cadaatay in Soomaalida ku nool Sweden in ay ka dhaga xiranyihiin akhbaaraha Muhiimka ah ee wadankaan ka dhacaya.
Ujeedka Somaliska waa in uu u adeego qofkasta oo Soomaaliya oo Sweden ku nool oo aan siino warbixin sugan oo laysku halayn karo.

