Posts by Socdaalka

Daladda u dooda mideynta qoysaska Soomaalida oo kulan la yeelatay wasiirka Socdaalka Sweden

By Fardowsa • October 30, 2011

Ururka isbahaysiga Soomaaliyeed ee Sweden ( Somaliska riksförbundet i Sverige) iyo ururka FARR ayaa maanta la kulmay wasiirka socdaalka Tobias Billström, kulankaas oo ka …

Laanta Socdaalka: Somaliland kama jirto khatar shaqsiyadeed

By Jimcale • October 28, 2011

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa warbixin ay soo bandhigtay oo ku saabsan xaalada Soomaliya iyo sida loo baarayo kiisaska magangalyo doonka waxay markale ku …

Soomaali ma tihid: Sharcigii waa lagala noqday oo waa la celinayaa

By Jimcale • October 26, 2011

Wiilka lagu magacaabo Fahran waxa uu Sweden ku noolaa 3 sano. Waxa uu sharciga deganaanshaha qaatay sanadkii 2009. Waxa uu dhameeyay dugsiga hoose isaga …

Haweenka la jir dilay oo loo fududeynayo in ay degenaansho helaan

By Jimcale • October 22, 2011

Maxkamada Socdaalka Sweden ayaa go’aamisay in loo fududeeyo haweenka ay jir dileen raggooda in ay degenaansho helaan. Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii …

Maria Ferm oo faahfaahin ka bixisay heshiiska mideynta reeraha Soomaalida

By Jimcale • October 19, 2011

Maria Ferm oo xisbiga Miljöpartiet u qaabilsan arimaha Socdaalka ayaa kulan ay la yeelatay Soomaalida ku dhaqan magaalada Göteborg waxay faahfaahin ka bixisay heshiiskii …

Haweeney 90 jir ah oo daqiiqadii u dambeysay musaafuris laga joojiyay

By Jimcale • October 18, 2011

Haweenay 90 jir ah oo ka soo jeeda dalka Ukrain oo maalmihii la soo dhaafay dood kulul ka dhalatay ka dib markii laanta Socdaalku …

“Dadka Qaangaarka ku dhow waa in ay dacwada hada xareystaan”

By Jimcale • October 16, 2011

Johan Rahm oo ah madaxa warfaafinta ee Laanta Socdaalka Sweden ayaa wareysi uu siiyay idaacada Sverige Radio u sheegay in ay muhiimtahay in dadka …

Maria Ferm oo la kulmaysa Soomaalida

By Mukhtar • October 15, 2011

Afhayeenka dhinaca socdaalka iyo xuquuqda ee xisbiga cagaaran (Miljöpartiet) gabadha lagu magacaabo Maria Ferm oo ka tirsan xubnaha baarlaaanka dalka ayaa bilowday iney booqato …

Maxkamada Socdaalka oo shuruud ka dhigtay cadeynta matalaada caruurta

By Jimcale • October 14, 2011

Go’aan cusub oo ay gaartay maxkamada Socdaalka ee Sare (Migrationsöverdomstolen) bilowgii bisha Oktobar ayay shuruud kaga dhigtay waalidiinta doonaya in ay caruurtooda Sweden keenaan …

Gabar Soomaliyeed oo la musaafurinayo

By Kulmie • October 13, 2011

Hay’adda socdaalka ee Sweden ayaa go’aan ku gaartay inay masaafuriso Fadwo Maxamed Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed oo 19 jir ah kuna nool tuulo lagu magacaabo …

Laanta Socdaalka oo diidmo ka saftay Soomaalida dacwada xareysatay

By Jimcale • October 10, 2011

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa isbuucyadii ugu dambeeyay waxay diidmo ka saftay Soomaalidii reerahooda u dacwooneysay ee codsiga xareystay. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa …

Dood wadaag ku saabsan mideynta reeraha Soomaalida oo ka dhacay Norrköping

By Abdifatah • October 9, 2011

Booqasho aan ku tagnay Magaalada Norrköping ee Wadanka Sweden ayaa waxa halkaasi ka sameeynay barnaamij ku saabsan sida ay u arkaan Qoysaska Soomaaliyeed ee …

Dowlada oo sharci cusub u raadineysa dadka caruurta isku dhiiba

By Jimcale • October 6, 2011

Sida uu qoray wargeyska Riksdag & Departement Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ayaa wadatashi la sameynaya dhigiisa Denmark, Finland iyo Norway si loo sameeyo sharci …

Maxkamada sare ee Socdaalka oo ku celisay muhiimada luuqada

By Jimcale • September 30, 2011

Maxkamada Sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen) ayaa adkeysay muhiimada ay leedahay baaritaanka lahjada qofka magangalyada dalbanaya. Arintaan ayaa ka dambeysay ka dib markii ay Laanta …

Diinta ma waxaa looga baxay in sharciga Sweden lagu helo?

By Jimcale • September 28, 2011

Idaacada Sverige Radio ayaa qortay mowduuc ku saabsan dad Muslimiin ahaa oo diinta Islaamka ka baxay kuwasoo magangalyo ka dalbaday Sweden. Dadkaan ayaa ku …

Laanta Socdaalka oo ku talisay in wax laga badalo codsiga magangalyada

By Jimcale • September 26, 2011

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa ku talisay in wax laga badalo nidaamka magangalyada ee Sweden iyagoo soo bandhigay qorshe qofku uu ku dalbanayo labo …

Waraysi ku saabsan middeynta qoysaska soomaalida ee Sweden

By Jimcale • September 23, 2011

Shabakada Somaliska.com ayaa waxaa ay waraysi ku saabsan arrinta middeynta qoysaska soomaaliyeed la yeelatay mudane C/risaq Maxamed Xuseen oo degan magaalada Eskilstuna ee dalka …

Hay’ada badbaadada caruurta: Waa in sharciga hada la badalaa

By Jimcale • September 19, 2011

Hay’ada caalamiga ah ee badbaadada caruurta (Rädda Barnen) ayaa soo dhaweysay go’aankii ay soo saareen dowlada iyo xisbiga Miljöpartiet ee la xiriiray mideynta reeraha …

Reeraha Soomaalida oo la mideynayo ka bilaabata July 2012

By Jimcale • September 18, 2011

Xisbiga Miljöpartiet iyo dowlada ayaa soo bandhigay qorshe lagu mideynayo reeraha Soomaalida ka bilaabata bisha Juli ee sanadka 2012. Arintaan oo ay ku tilmaameen …

Xisbiga Socialka oo dowlada cadaadis ku saaraya mideynta reeraha

By Jimcale • September 14, 2011

Xisbiga weyn ee Social Demokraterna ayaa ugu baaqay dowlada in ay xaliso arinta mideynta reeraha Soomaalida haddii kale ay mooshin soo hordhigayaan baarlamaanka. “Xaaladu …

Reer Uddevalla oo markale ku celiyay mudaharaadkii

By Abshir • September 13, 2011

Sidii aan isbuucii hore soo qornay Soomaalida ku nool magaalada Uddevalla ee galbeedka Sweden ayaa dhigay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan shuruuda adag ee …

Amaan iyo dhaliil loo jeediyay nidaamka magangalyada Sweden

By Jimcale • September 10, 2011

Nidaamka magangalyada looga dalbado Sweden ayaa la sheegay in uu ka midyahay kuwa ugu wanaagsan aduunka. Hay’ada UNHCR oo u kuurgashay go’aamadii ay laanta …

Xisbiga Miljöpartiet oo mideynta reeraha shuruud ka dhigay

By Jimcale • September 9, 2011

Xisbiga Miljöpartiet oo sanadkaan bilowgiisii heshiis la gaaray dowlada kaasoo ku saabsanaa arimaha Socdaalka oo ay ku jirtay arinta mideynta reeraha Soomaalida ayaa sheegay …

Mudaharaad ka dhacay magaalada Uddevalla [Sawirada]

By Abshir • September 4, 2011

Magaalada Uddevalla ee galbeedka Sweden ayaa waxaa shalay ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo diidmada lagu haayo mideynta reeraha Soomaalida. Mudaharaadkaan ayaa fikradiisa waxaa …

Somaliska.com