Posts by Socdaalka
By Saciid Cabdi Cusmaan • December 18, 2012

Wasiirka qaxootiga ee wadanka Holland, Fred Teeven oo isniintii la hadlay baarlamaanka Holland, ayaa sheegay in amaanka caasimadda Soomaaliya, Muqdisho uu soo hagaagay oo …
By Saciid Cabdi Cusmaan • December 17, 2012

Xisbiga centerpartiet oo ka mid ah isbahaysiga talada haya ayaa qorshe siyaasadeed cusub ku soo bandhigay in uu doonayo in Sweden ay xaduudaheeda u …
By Jimcale • December 3, 2012

Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ayaa ka dhawaajiyay in uu doonayo in shuruuda “biilka” lagu xiro reeraha caruurta leh ee doonaya in la mideeyo. …
By Jimcale • November 29, 2012

Laanta Socdaalka ayaa ururka Sociala Missionen iyo bogga Somaliska ka codsatay wada shaqayn ku aadan in ay ogaadaan waxyaabaha ay tabanayaan Soomaalida, qaasatan arimaha …
By Jimcale • November 28, 2012

Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Aisha Sharif oo Sweden soo gashay 4 sano ka hor ayaa qatar ugu jirta in loo musaafuriyo dalka Tanzania …
By Jimcale • November 19, 2012

Hay’adaha ka shaqeeya arimaha qaxootiga ee lagu magacaabo Röda Korset iyo Sociala Missionen ayaa soo daabacay baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen xaalada mideynta …
By Jimcale • November 14, 2012

Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa soo saartay warbixin cusub oo la wada sugayay taasoo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Aragtidii iyo qaabkii ay Soomaalida ku …
By Jimcale • November 3, 2012

Dowlada Sweden ayaa balanqaaday sanadkii 2010 in dadka magangalyo doonka ah loo suurto galin doono in ay shaqeystaan inta ay sugayaan sharciga. Hada ayay …
By Jimcale • October 30, 2012

Warbixin ay Laanta Socdaalka (Migrationsverket) u dirtay dowlada ayaa waxaa na soo gaaray nuqul ka mid ah. Warbixinta ayaa lagu muujiyay qiyaasta Laanta Socdaalka …
By Jimcale • October 28, 2012

Qaar ka mid ah akhristayaasha ku xiran Somaliska ee ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa noo soo wariyay in uu jiro laaluush laga qaato …
By Jimcale • October 25, 2012

Ka dib markii bilowgii sanadkaan la ogolaaday mideynta qaar ka mid ah reeraha Soomaalida ayaa shuruudihii Laanta Socdaalka (Migraitonsverket) ay soo bandhigtay waxaa ka …
By Jimcale • October 22, 2012

Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ayaa soomaalida khaarkood ku qabsatay khilaaf u dhexeeya qaabka ay magacyada u qoraan. Dadka xaraystay dacwada ayaa qaarkood u soo qoreen …
By Jimcale • October 17, 2012

Ka dib markii la furay mideynta qoysaska caruurta leh ee Soomaalida ah bilowgii sanadkaan ayaa dad badan waxaa farxad galiyay arintaas balse hada ayaa …
By Jimcale • October 16, 2012

Magangalyo doon ku jira xero ku taala tuulo lagu magacaabo Glava oo ka tirsan kamuunka Arvika ee gobolka Värmland ayaa ka mudaharaaday xaalada nolosha …
By Jimcale • October 8, 2012

Tirada dadka magangalyada ka dalbaday Sweden ayaa sanadkaan labo jibaarantay ka dib colaada ka taagan wadanka Syria iyo furitaanka mideynta reeraha Soomaalida.
Qaasatan arinta Siiriyaanka …
By Jimcale • October 6, 2012

Wargeyska Aftonbladet ayaa maalmahaan waxa uu baaritaan ku haayay qaabka ay u shaqayso Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Iyagoo soo bandhigay warbixino qarsoodi ah oo …
By Jimcale • October 1, 2012

Warbixintii ugu dambeysay ee naga soo gaadhay safaaradaha Sweden ay ku leedahay magaalooyinka Nairobi & Addis Ababa ayaan halkaan idinkugu soo bandhigaynaa ee ku …
By Jimcale • September 25, 2012

Agaasimaha guud ee Laanta Socdaalka Anders Danielsson ayaa qirtay in Laanta Socdaalka ay qalad sameeyeen markii ay go’aamiyeen in ay gabar yar oo 2 sano …
By Jimcale • September 24, 2012

Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa mooshin cusub hordhigay baarlamaanka Sweden. Mooshinka ayaa ku saabsan in wax laga badalo siyaasada ku aadan mideynta qoysaska.
Mooshinka oo ay …
By Jimcale • September 23, 2012

Dowlada Sweden iyo Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ayaa lagu cambaareeyay ka dib markii ay go’aamisay in la musaafuriyo gabadh yar oo labo 2 jir ah …
By Jimcale • September 22, 2012

Iyadoo hada dad badan loo ogolaaday caruurtooda ayaa waxaa walwal ka haystaa sidii ay u bixin lahaayeen qarashkii tikidhada, maadaama Layn qayrta cas (Röda …
By Jimcale • September 21, 2012

Dooda ku saabsan arimaha isdhexgalka iyo soo galootiga ayaa cirka isku shareertay ka dib markii xalay ay gudoomiyaha degmada Södertälje Boel Godner (S) dalbatay in laga …
By Jimcale • September 19, 2012

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Hawa Aden Mohamed ayaa ku guuleysatay bilada caansanka ah ee (Nansen Refugee Award) oo la siiyo dadka ka shaqeeya arimaha qaxootiga …
By Jimcale • September 18, 2012

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay qorshe guryaha loogu sii diyaarinayo dadka cusub, isla markaana kamuunada lagu dhiiri galinayo in ay dhisaan guryo cusub oo …