Barashada SFI oo lacag la isku siin doono.

By Jimcale
On May 20, 2010 At 13:55

Category : Luuqada
Tags :

Responses : Comments are off for this post

Related Posts


Baarlaamaanka Sweden ayaa go’aaminaya in Ardada dhamaysata koorsada luqada Iswiidhish-ka (SFI) ee loogu tala galay ardada soo galootiga la siin doono abaal marin lacageed. sida uu qoray Sveriges Radio.

“Xubnaha baarlamanka ee dalkan Iswiidhen ayaa la filayaa iney maanta dubbaha ku dhuftaan go’aan la xiriira xeereeynta gunno la siiyo ardayda soo galootiga ee dhigatada dugsiyada lagu barto luuqadda iswiidhishka, waxa loo yaqaano SFI, haddii uu ardaygu ku guuleeysto inuu waxbarashada ku dhameeyo muddadii loogu talagalay.

Iyadoona ruuxii midaa u suurtagasho heli doono gunno abaalmarin ee gaarsiisan 12 kun oo koronka iswiidhishka ah.”

Xigasho: Sveriges Radio.

Comments are closed.



Comments

  1. Go’aankaan waxaan u arkaa in uu yahay mid u suurtagalinaayo in luqada waqti gaaban lagu barto,laakin dadka ku nool Ceyrta uma suurtagali doonto in ay helaan lacagtaas maadaama ay kula xisaaabtami doonto Ceyrta daqliga soo gala .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  2. Abdirizak arintaas waa macquul balse ilamaha in ay taasi dhici doonto waayo lacagta waxa loo bixinayaa waa in dadka la dhiiri galiyo, haddii cayrtu ka jarato dadka lacagtan hela qofkii waxba uma siyaadin oo dhiiri galin ma helin. balse waan arki doonaa marki uu baarlamaanka gaaro goaanka. Insha Allah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  3. sxb jimcaale wad mahadsantahay waxan jeclan laha in aad iga jahil bixiso waqtiga loogu talo galay in uu qofka ku dhameyo waxbarashada luqada dadka soo galotiga(sfi) waa imsa sano/bil
    ….. mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  4. Muumin waad ku mahadsantahay suaasha, runtii waxaan filayaa in ay ku xirantahay qofka inta uu horey uga yaqaaney Swedishka iyo fasalka uu fariisto. balse markii goaanka sooboxo ayaan ogaan doonaa shuraadaha dhabta ah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  5. waxan u arka inay tahay arintani mid guul u ah dhalinyarada luuqada ku dhamaysa waana soo dhawaynaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  6. waxan u arka inay tahay arintani mid guul u ah dhalinyarada luuqada ku dhamaysa waxtigii logu tala galay waana soo dhawaynaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  7. MA XAMAR OOO NABAD AH BA MANTA QURBOO JOGILAHA MAYA WALAHI ILAHOW XAMAR NABDEEY ALAAA YARABI

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

     — 
  8. waxan jogss magalda garowe waxan rabaa waxbarshoo waxan ahay wiil iska bagamuda ah ilsoxarira walalayal wad mahsantahan bay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

     — 

Somaliska.com