Filim cusub oo ku saabsan Soomaalida Sweden [Video]

0

Majaajilaystayaasha caanka ka ah Sweden ee Filip iyo Fredrik ayaa bisha soo socota waxay soo saarayaan filim cusub oo ku saabsan Soomaalida Borlänge iyo qaasatan kooxdii kubada Bandy ee Somalia ku tamatay ciyaarihii ka dhacaday wadanka Ruushka.

Filimka cusub oo hada la soo saaray hordhiciisa ayaa ah mid aad u qiimo badan oo dareenkaaga kicinaya. Filimka ayaa muujinaya sida uu ku bilowday mashruuca iyo dadaalkii ay sameeyeen dhalinayarada reer Borlänge. Filimka ayaa lagu magacaabaa “Det Leende Landslaget” ama “Kooxda dhoolacaydaynsa”. Waxa uu soo bixi doonaa maalinta Qaranka Sweden (6 Juni). Daawo!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here