Home News in English Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Shaqooyinka loo baahanyahay ilaa Sanadka 2026

Xafiiska Shaqada Sweden oo soo bandhigay Shaqooyinka loo baahanyahay ilaa Sanadka 2026

0

Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada Yurub kuwooda shaqo la’aanta xoogan ka jirto lakin taasi badalkeeda waxaa jiro shaqooyin baahi gooni ah loo qabo ilaa sanadka 2026.

Sida uu baahiyay Xafiiska Shaqada Waxaa jira Shaqooyin aad u badan kuwaasi oo Sanadaha soo socda aad looga baahanyahay isla markana dadka looga baahanyahay inay bartaan.

Shaqooyinkaasi waxaa kamid ah.

Yrken som kräver högre utbildning 2022 och 2026

Systemanalytiker och IT-ingenjörer

Program- och systemutvecklare

Arbetsterapeuter inom vården

barnmorskor

Professionella sjuksköterskor

tandläkare

Professionella ämneslärare

dagislärare

poliser

Yrken på andra utbildningsnivåer, 2022 och 2026

Läkarsekreterare och vårdchefer

undersköterskor

Byggnadsarbetare och plåtventilation

snickare

måla

Elektriker installation och service

Bilmekaniker

Jordbruks- och skogsmaskinförare

Köttaffärsarbetare

Buss- och spårvagnsförare

Källa: Arbetsförmedlingen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here