Home Wararka Caalamka Wariye ka tirsaneyd Idaacada Sweden oo Muqdisho lagu dilay

Wariye ka tirsaneyd Idaacada Sweden oo Muqdisho lagu dilay

0
Foto: Sveriges Radio

Amun Abdullahi oo u shaqaynaysay idaacada Sveriges Radio ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya sida ay sheegtay Ekot. Lama oga sababta ka danbeysa dilkan.

Warar ay heshay idaacada Ekot ayaa sheegaya in Aamun Cabdullaahi ay toogteen rag wajiyada soo duubtay.

Amun Abdullahi waxay ahayd wariye ku guulaystay abaal-marin. Sannadkii 2010, waxay heshay abaalmarinta xorriyadda hadalka ee naadiga dadweynaha ee xusuusta Anna Politkovskaja.

Waxay kaloo isku soo sharaxday biladda dahabka ah sannadihii ay saxafada ku jirtay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here