Tan iyo Bilaabashada Corona Midowga Yurub waxa uu xayiraad saaray Dalka Mareykanka taasi oo dhawaan la qaaday.
Sida ay maanta mar kale shaaciyeen Wadamada Yurub Waxaa dib loo soo celiyay xayiraadaha saaran dadka ka soo safraya Dalka Mareykanka.
Sababta keentay Xayiraadaha ayaa ah kiisaska Corona ee ku sii kordhaya Dalka Mareykanka maalmihii lasoo dhaafay.
Xaalada Corona ee wadamada Qaar ayaa dib u soo laabata xiliyada Qaboobaha iyadoo Mareykanka maanta oo kaliya laga helay 1000 qof xanuunka Corona.
Wararka kale ee Maanta
AD