Home Wararka Maanta Uppsala Qof lagu toogtay Nawaaxiga Xaafada Slavsta.

Uppsala Qof lagu toogtay Nawaaxiga Xaafada Slavsta.

0

Wararka laga helayo Magaalada Uppsala ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay nin 60 sano jir ah kaasi oo daawac ahaan loo geeyay isbitaalka halkaasi oo uu ku geeriyooday.

Falka toogashada ayaa ka dhacay Nawaaxiga Xaafada Slavsta markaasi oo goobta laga maqlay dhawaqa rasaasta mid kamid ah Dadka Deegaanka ayaana booliska ku wargaliyay toogashada dhacday.

Sida laga soo xigtay booliska ma jirto qof loo qabtay toogashadaasi iyadoo Degmada Uppsala ay ka dhaceen dhoor toogaaho.

Sanadkii 2018 waxaa Halkaasi ka dhacay 15 toogasho sida warbaahinta Sweden ay qoreen lakin waxaa ka badan magaalooyinka waayeen ee Dalka sida Stockholm.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here