Maamulka cusub ee uu hogaamiyo Madaxweyne Trump ayaa qorsheynaya inuu Mareykanka ka soo tarxiilo kumanaan qof oo sharci ku galay kuna jooga dalkaas bilaha soo socda.
Dadka la soo tarxiilayo ayaa loo kala diri dalal badan oo ay ka soo kala jeedaan waxaana ku jira dad Soomaali ah oo ka badan afar kun oo qof sida ku xusan liiska dalalka dadkooda la taxiilayo oo ay soo saartay dowlada Mareykanka.
HOOS KA AKHRISO TIRADA IYO MAGACYADA DALALKA LOO TARXIILAYO
Wararka kale ee Maanta
AD