Home Wararka Caalamka Talaalka Afaraad ee Corona oo laga Bilaabay Dalka Israel

Talaalka Afaraad ee Corona oo laga Bilaabay Dalka Israel

0
Photo/Metro

iyadoo dunida inteeda kale ay wali la tacaaleyso qaadashada Talaalka labadiisa qeybood ee hore ayuu Dalka Israel bilaabay Talaalka Qeybta Afaraad.

Israel oo kamid ah Dalalka bilaabay Qaadashada Talaalka ayaa qeybta Afaraad ku bilaabaya Dadka Daciifka ah sida dowlad ay shaacisay.

Xarunta caafimaadka Sheba ee magaalada Ramat Gan ayaa sheegtay in maalinta berito ah ay bilaabeyso bixinta qiyaasta afaraad ee bukaanada wadnaha laga bedelay.

Raiisel wasaare Naftali Bennett ayaa bayaan uu soo saaray dhankiisa ku Xaqiijiyay Talaalka Afaraad isagoo dadka ugu baaqay Qaadashada.
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here