Shirkadda baska ee Nobina ayaa qaadi doonta tillaabooyin dhowr ah. Tsi loo yareeyo fiditaanka caabuqa.
Waxaa ka mid ah in goobaha ugu dhow darawalka in ay mar kale xiran yihiin, waxaana shirkaddu ay ku boorineysaa darawaladeeda aan la tallaalin inay xirtaan qalabka afka lagu ilaaliyo.
“Ma hubin doono arinta,” Niklas Thorslund oo ka tirsan adeegga saxaafadda ee Nobina ayaa sidaasi sheegay.
Waxaa jira Darawalo badan oo aan qaadan Talaalka kuwaasi oo shirkada kula talineyso inay Xirtaan Marada Afka marka ay wadaan Basaaska.
Wararka kale ee Maanta
AD