Home Wararka Caalamka Sharuudaha Lagu Qaato Dhalashada Sweden oo la adkeenayo

Sharuudaha Lagu Qaato Dhalashada Sweden oo la adkeenayo

0
Foto: Jonas Ekströmer / TT

Dowlada sweden ayaa Qorsheeneysa in la adkeeyo Sharuudaha lagu qaato Dhalashada Dalka Sweden Sida ay sheegtay Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard.

Sharuudaha Dowlada ay Dooneyso Waxaa kamid ah.

Mudada lagu Qaatyo Dhalashada Sweden in laga dhigo 8 sano halka maanta Wadamada Aduunka yihiin 5 sano marka laga reebo Somaliya.

Qofka in lagu Xiro Luuqada Swedhiska, Qoraal ahaan iyo Af-ahaan. iyo Mida Bulshada.

Dowlada ayaa Dadajineyso Hindisaha Cusub kaasi oo la Doonayo in Mustaqbalka dhow la hirgaliyo.

Wasiirada Socdaalka oo ka hadashey Hindisaha ayaa sheegtay in tani tahay mida kale ee loo sameen karo isdhex-galka bulshada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here