Home News in English Sharci Cusub oo layaab leh oo ka bilowday Dalka Faransiiska

Sharci Cusub oo layaab leh oo ka bilowday Dalka Faransiiska

0
Photo/Georges Gobet © Scanpix)

Wadooyinka magaalooyinka yar yar iyo kuwa waaweyn ee Faransiiska ayaa haawanayay habeenkii xalay oo Sabti ah, kadib markii bandow adag uu ka dhaqan galay guud ahaan dalka.

Sharciga Cusub ayaana dhigaya in Qof uu joogo guriga si qasab ah 6 saac oo kamid ah laga bilaabo 6 pm ilaa 6 am.Sidaa darteed xalay ayuuna bilowday Sharcigan

kororka waxaa sabab u ah faafinta coronavirus ee dalka. Dhimashada Faransiiska ayaa mareysa 70,000 waxaana wadanka Todobaad uu uga jiraa wadamada Caalamka ee ugu dhimashada badan.

Dowladda Faransiiska waxay aad uga walaacsan tahay Coronaha markii ugu horreysay laga diiwaan geliyey Ingiriiska, kaasoo sidoo kale ku faafay Faransiiska.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here