Home Wararka Caalamka Sawiro: Giriiga oo Tahriibayaal Somali ah dib ugu Celiyay Dalka Turkiga

Sawiro: Giriiga oo Tahriibayaal Somali ah dib ugu Celiyay Dalka Turkiga

0

Ciidamada ilaalada Xeebaha ee dowladda Greece ayaa dib ugu soo celiyay dalka Turkiga muhaajiriin Soomaali ah kuwaas oo doonayay inay tahriib ku galaan qaar kamid ah wadamada Qaarada Yurub.

Muhaajriintaan oo saarnaa laba doonyood oo ah nooca bacda ka samaysan ayaa lagu soo celiyay Turkiga, iyaga oo uu ka muuqday rafaad badan maadaama saacado farabadan ay Badda kujireen, waxaana dowladda Turkiga ay dadkaasi dejisay Xerooyin Qaxooti si ay ugu nastaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here