Ra’yi ururin cusub oo ay samaysay xarunta Demoscope Center ee Aftonbladet ee dalka Sweden ayaa muujisay in xisbiga Socialdemokraterna uu faa’iido u leeyahay arrimaha jinsiyadaha iyo waxbarashada, halka codbixiyayaashu ay xisbiga SD u door bideen arrimaha socdaalka iyo isdhexgalka.
Xisbyada iyo goobaha awooda ku leeyihiin .
Moderaterna:
1 shaqo
2 difaac
3 Ganacsiga
4 Dhaqaalaha la wadaagayo xisbiga Socialdemokraterna
Socialdemokraterna
1 daryeel caafimaad
2 dugsiga iyo daryeelka caruurta
3 Daryeelka waayeelka – (ku lamaansan Kristiadokraterna)
4 Dhaqaalaha 50/50 oo leh XM
Sverigedemokraterna :
1 Sharci iyo kala dambayn
2 Tahriibka
Miljöpartiet:
-Deegaanka iyo Cimilada
Vänsterpartiet:
Arrimaha sinnaant
Wararka kale ee Maanta
AD