Home Wararka Maanta Rasmi:- Taliyaaniga oo Xuduuda u furay dhamaan Wadamada Yurub ( Akhriso Macluumaad...

Rasmi:- Taliyaaniga oo Xuduuda u furay dhamaan Wadamada Yurub ( Akhriso Macluumaad muhiim ah)

0

laga soo bilaabay 3 june Dowlada Dalka taliyaaniga ayaa si rasmi ah u furtay xuduudeeda ay la wadaagto wadamada yurub iyadoo muwaadiniinta Yurub u dirtay fariin ah in ay ku soo dhawaadaan taliyaaniga.

Wasiirka arimaha dibada Taliyaaniga Luigi Di Maio oo booqasho ku tagay Dalka Slovania ayaa warbaahinta u sheegay in wadankiisa uu rajeenayo imaatinka muwaadiniinta u dhalatay wadamo badan oo yurub ka tirsan ayna badalidoonaan go’anka xanibaadooda.

Dalalka Germany, Switzerland iyo Slovenia ayaa horay u shaaciyay in 15 bisha june wixii ka bilowdo ay aqbaleen dadka ka imaanaya wadanka taliyaaniga.

Taliyaaniga ayaa noqday dalka afaraad ee ugu dhimashada badan aduunka waxaana ku dhimatay 34,000 kun halka ay xanuunka qaadeen 230,000 kun.

Somaliska Roma

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here