Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilaya Xilkiisa

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilaya Xilkiisa

0

iyadoo dhawaan xilka lagu soo celiyay Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa maanta mar kale sheegay in xilkaasi oo iska casilayo marka la gaaro bisha November.

Khudbadiisa Xili Kuleylaha oo ka jeediyay Runö ayuu ku sheegay in uu qorsheeyay iska casilida Xilkaasi.

Sababta ugu weyn ayuu ku sheegay in ay tahay mudo ku dhow toban sano uu xilka xisbigiisa uu soo hayay.

Waxa uu sheegay in go’anka uu qaatay ay ku timid mudo kooban.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here