Home Wararka Caalamka Qoys Kaxeeyay Caruurtooda oo lagu Ganaaxay 45,000 kr

Qoys Kaxeeyay Caruurtooda oo lagu Ganaaxay 45,000 kr

0

Maamulka Degmada Solna Ayaa 45,000 kr ku Ganaaxay Qoys ku Nool Degmadaasi oo diiday Amar kasoo Baxay Skoolka Caruurtooda dhigato.

Amarka Iskuulka ayaa dhigayay in Caruurta aanan la Kaxeen Xiliga uu Furanyahay Iskuulka lakin taasi waxaa diiday Waalidka oo Caruurta u Kaxeeyay Dalka Taliyaaniga

Waalidiinta ayaa Ku Dooday in Caruurtooda ay Waxbarshada iskuulka ka Sii wadanayaan Dalka Taliyaaniga.

Ugu Danbeyn Maamulka ayaa Waalidka u adeegsaday Sharciga loo yaqaano skolplikten oo dhigaya in Caruurta ay tagaan Dugsiga iyagoo sidaasi ugu ganaaxay lacag dhan 45,000 kr.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here