Maalinta Axada ee dhamadka isbuucan ayaa la filayaa in Hal Saac dib loo dhigo Waqtiga Caadiga madama la galayo Xiliga Jiilaanka ee loo yaqaano vinterka.
isbadalka Saacad ayaa sabab u ah Waqtiga Xagaaga oo dhamaaday iyadoo sweden inta badan ay noqoneysa Madow madama uu badanayo waqtiga madowga halka uu yaraanayo waqtiga iftiinka.
Waxaa la filayaa in uu bilowdo Barafka inkastoo meelaha qaar gaar ahaan koonfurta wadanka sweden lagu arkay Barafka iyadoo laga soo saaray digniino culus.
Barafka xoogiisa ayaa la filayaa bishada December bilowgeeda sida ay sheegeyso hay.ada dhanka Cimilada u qaabilsan Wadanka Sweden ee SMHI
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD