Home Wararka Maanta Norway Nin Hubeysan oo Gaari Ambalas ah Jiirsiiyay Caruur iyo Haween

Norway Nin Hubeysan oo Gaari Ambalas ah Jiirsiiyay Caruur iyo Haween

0

Nin hubeysan isla markana Xaday Gaari Ambalas ah ayaa gaarigaasi waxa uu jiirsiiyay dad kala duwan oo keentay dhaawaca dhoor qof waxaana kamid ahaa Caruur ku jirtay Gawaarida Caruurta lagu kaxeeyo.

Sida ay ku waramayaan Warbaahinta Gudaha Ninka ayaa Gaariga jiirsiiyay Haweeney iyo labo Caruur oo mataano ah kuwaasi oo ku sugnaa Xaafada Torshov ee Caasimada Oslo iyadoo Dada Caruurta lagu sheegay 7 bilood oo kaliya.

Booliska Oslo ayaa xiray goobta waxaana Weerarka loo qabtay Ninkii ka danbeeyay Falka iyo Haweeney weerarka oo dhacay Duhurninadii maanta abaaro 12:30 ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid qorsheen.

Ninka la xiray ayaa Da’diisa lagu sheegay 32 sano jir halka Haweeneyda lagu sheegay 25 sano jir wararkii ugu danbeeyay ee warbaahinta ayaa sheegaya in ninka uu ahaa Xagjiriinta midigta fog.

Lasoco waxa ku soo kordha

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here