hay’ada laanta socdaalka u qaabilsan sweden ee migrationsverket ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadkan taasi oo ugu badan qaxootiga laga soo qaadayo kaamamka ku yaalla caalamka lakin warbixinta migrationsverket ayaa lagu sheegay in kordheen tirada laga soo qaadayo qaarada africa.
Dowlada Sweden ayaa u qorsheesay 5,000 kun oo qaxooti ah in laga soo qaado dalka dibadiisa iyadoo loo marayo Hay’ada UNHCR taasi oo fursad siineysa qaxooti badan oo aan awoodin in ay soo gaaraan Dalka.
Selection Area | Locations |
---|---|
Syria and its neighbors/siiriya iyo dariskeda | 2,000 |
East Africa and the Horn of Africa | 1 300 |
North Africa (Central Mediterranean Route) | 1,000 |
Asia | 100 |
Priority and urgent matters/ dadka mudnaanta gonida leh | 600 |
Totally/ guud ahaan | 5000 |
Wararka kale ee Maanta
AD