Hay.ada dhanka socdaalka u qaabilsan Sweden ayaa sheegtay in Dad badan ay ku dhumanayan sweden kuwaasi oo helay Diidmo.
laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa sheegtay in dadkaasi aysan u baahneen difaacid isla markana dalkooda ku laaban karaan.
” Waxay ka tagidoonaan Sweden isla markana ku laabandoonaan Dalkooda lakin qaarkood masameen waxay isku qariyeen dalka ” Per Löwenberg ayaa sidasi shegtay.
” Maheli heli karno dadkan si dalkooda loogu celiyo ” Per Löwenberg ayaa intaasi ku dartay hadalkeeda.
mar kasta waxay isku qariyaan dalka lakin hada tirada intaasi way ka badantahay.
Sweden ayaa dib dalalkooda ugu celisa dadka ay u aragto in aysan heysan xuquuq ay dalka ku joogaan ama loo difaaco.
Somaliska Stokcholm
Wararka kale ee Maanta
AD