Haddii fayraska loo yaqaan ‘corona virus’ uu aad ugu faafo
meelaha qaarkood gobolada Iswiidhan waxay soosaaridoonaan sharciyo u gooni ah.
Tani waa sida ay sheegeen khubarada ka tirsan Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan usbuucii hore.
Uppsala ayaa noqon doonta Magaalada ugu horeeya oo leh xeerar u gaar ah. Laga bilaabo Talaadada shalay 20 Oktoobar dadka ku nool Uppsala waxay:
• ka fogaanshaha dadka aan ka tirsaneen qoyskaaga
• lama abaabuli karo xaflado sidoo kale lama aadi karo xaflado.
• kuma safri kartit bas ama tareen.
• Raadso daryeel haddii aad u baahan tahay
Xeerarku waxa uu soconayaa ilaa 3 Nofembar.
iyadoo la sii dheereen karo.
Somaliska Uppsala
Wararka kale ee Maanta
AD