Home Wararka Maanta Madaxii hore ee Bankiga Swedbank oo Xabsi lagu Xukumay

Madaxii hore ee Bankiga Swedbank oo Xabsi lagu Xukumay

0
Foto: TT

Madaxii hore ee Bangiga Swedbank ayaa lagu xukumay Xabsi halsano iyo labo bilood kadib markii lagu helay musuq-maasuq bangiga ah.

Maxkamada Svea oo dhageesatay dacwada Birgitte Bonnesen ayaa ugu danbeyn gaartay xukunka.

Birgitte Bonnesen ayaa sanadkii 2019 fududeesay lacago sharci daro ah kuwaasi oo markii danbe laga dhigay kuwa sharci ah.

Qareenka Birgitte Bonnesen ayaa sheegay inuu racfaan ka qaadanayo xukunka taasi oo keeni karta in loo gudbiyo dhanka maxkamada sare.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here