Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa soo daabacday macluumaad ku qoran Af-Soomaaliga oo lagu faahfaahinayo go’aankii ka soo baxay maxkamada Socdaalka iyo isbedalka lagu sameeyay aragtideeda ku wajahan Soomaalida.
Dad badan ayaa dhowr jeer naga codsaday in aan u soo gudbino macluumaad dheeri ah oo ku saabsan arimahaas. Hadaba halkaan ayaad ka akhrisan kartaa faahfaahinta Laanta Socdaalka.
http://www.migrationsverket.se/info/5297.html
AD