Markii ugu horeesay Kamuunada Taajiriinta ayaa caawindoona Kamuunada ama Degmada ay ku noolyihiin dadka Faqiirka.
Barlamaanka Sweden ayaa go.ansaday sharci dhigaya in Kanuumada Taajiriinta ay Lacag siiyaan kuwa kale ee Faqiirka.
Habka loo shaqeeyo ayaa hada dib loo hagaajindoonaa iyadoo la fiirandoono Kamuunka u baahan caawinta iyo kan bixin kara lacagta.
Håkan Sörman oo sameesay qorshaha ayaa sheegtay in farqi weyn uu horay ugu dhaxeeyay kamuunada.
Labada Kamuun ee ugu lacagta bixinta badan ayaa ah Stockholm CountyÂ
iyo Västmanland.
Somaliska Stockholm,
Wararka kale ee Maanta
AD