Home Wararka Caalamka Kalsoonida Jimmie Åkesson oo hoos u dhacday, Magdalena Andersson oo Sare u...

Kalsoonida Jimmie Åkesson oo hoos u dhacday, Magdalena Andersson oo Sare u kacday

0

Sahmin cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday inay hoos u dhacday Kalsnoonida lagu qabo hogaamiyaha Xisbiga SD Jimmie Åkesson kaasi oo sanadihii u danbeyay ahaa mid aad sare ugu kacay.

Sahminta Cusub oo la sameeyay inta u dhaxeysa 5 june ilaa 28 june ayaa ah mid ah shacbiyada badan ku heshay haweeneyda hogaamineysa Xisbiga S ee Magdalena Andersson taasi oo looga guuleestay doorashadii ugu danbeeyay.

Xisbiyada kale ee wadanka ka jira ayaa sahanka ku helay kalsooni aan sidaa u badneyn marka laga reebo xisbiga M oo aad ugu dhow xisbiga S.

Doorashada Cusub ee la filayo dhawaan ayaa ah mid isbadal cusub laga dareemayo madama Dowlada hada jirta ay isbadal badan ku sameesay sharciyada wadanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here