Home Wararka Caalamka Joe Biden oo ku tilmaamay Vladimir Putin “kaligii taliye gacan ku dhiigle...

Joe Biden oo ku tilmaamay Vladimir Putin “kaligii taliye gacan ku dhiigle ah”.

0
Angela Weiss / AFP - Getty Images

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa eedeeyay Vladimir Putin wuxuuna ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka “kaligii taliye gacan ku dhiigle ah”.

“Jamhuurigu waxay si wadajir ah uga soo horjeedaan kaligii taliye gacan ku dhiigle ah, tuug saafi ah oo dagaal anshax xumo ah kula jira dadka Ukraine,” ayuu yiri Biden Khamiistii.

“Putin wuxuu ku bixinayaa dhaqaalo gardarrada,” ayuu raaciyay.

Arbacadii, Biden waxa uu madaxweynaha Ruushka ugu yeedhay “Dambiile dagaal”, taasi oo warbaahinta Caalamka Hadalheyso.

Putin ayaa dagaal ku qaaday Dalka Ukraine oo Xulafeysi kula jira Nato si uu ugu biiro.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here