Home Wararka Maanta Guryo ku gubtay Dab xoogan oo ka kacay Magaalada Malmö

Guryo ku gubtay Dab xoogan oo ka kacay Magaalada Malmö

0

Wararka laga helayo Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab xoogan kaasi oo geestay qasaaro xoogan.

Dabka oo bilowday Habeenimadii Sabtida soo galeysay ayaa sababay in ay gubtaan guud ahaan guryaha uu dabkaasi ka dhashay oo ku yaalla nawaaxiga Xaafada Hästhagen.

ku dhawaad 50 qof ayaa ka guuray guryahooda waxana burburay dhamaan guryahaasi dabka ka kacay hase yeeshee majirto qofk ay dhibaato kasoo gaartay

Booliska Malmö oo ka hadlay Dabkaasi ayaana Cadeenin Waxa keenay dabka isla markana uu ka bilowday.

Somaliska Malmö

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here