Home Wararka Caalamka Germalka oo go’an kasoo saaray Dadka ku laabanaya ama u safraya Dalkeeda

Germalka oo go’an kasoo saaray Dadka ku laabanaya ama u safraya Dalkeeda

0

Dowlada Germalka ayaa go’an kasoo saartay dadka u safraya Dalkeeda iyo dadka asal ahaan kasoo jeeda ee dalkaasi dib ugu laabanaya waxana go’ankaasi ku dhawaaqay maanta oo jimco ah wasiirka Caafimada Dalka Jens Spahn kaasi oo sheegay in Dadka kasoo safrayaha wadamada uu xanuunka ku yar yahay aanan la karantiilidoonin 14 cisho halka kuwa kasoo safra wadamada ay ka jiraan xaalada adag la karantiilayo.

Wasiirka ayaa ka dhawaajiyay sadax wadan oo kala ah Turkey, Egypt iyo the United States Dadka ka yimaada wadamadan ayaa isla goobta lagula sameendoonaa tijaabada Corona hadii aanan lagu arkin wax (Negative ah) waxaa karantiil lagu sameendoonaa mudo afar cisho ah lakin wadamada kale ee halista yar ka jirto waxaa dadkaasi howshooda lagu dhameendoonaa mudo 3 cisho ah mana jirto karantiil ay la kulmayaan.

Wasiirka Caafimaadka Germalka ayaa intaasi ku daray in go’anka uu yahay mid looga hortagayo in Xanuuka Corona uu dib ugu soo laabto Dalka madama bartamaha looga jiro Cudurka safmareenka.

Dowlada ayaa dhanka kale sheegtay in ay qaadeyso masuuliyada dadka ku safraya dhanka dhulka gaar ahaan qarashaadka marka ay marayaan tijaabada dhanka Corona.

Somaliska Germalka

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here