Home Wararka Maanta Germalka Kalkaaliya Dilay 99 Qof oo Bukaan ah isagoo ku duray Cirbada...

Germalka Kalkaaliya Dilay 99 Qof oo Bukaan ah isagoo ku duray Cirbada Wadnaha istaajisa.

0

Dalka Germalka Waxaa ka dhacday Dhacdadii ugu xooganeyn taasi oo lagu tilmaamay Xasuuqii labaad ee ka dhaca dalkaasi tan iyo dagaalkii labaad ee Aduunka.

Kalkaaliya ka hoolgala Dalkaasi ayaa lagu soo eedeeyay dilka 99 qof oo bukaan ah kuwaasi oo cafimaad u yimid labo isbitaal uu ninkaasi ka shaqeenayay.

Ninka ayaa dadka ku duri jiray Cirbada Wadnaha istaajisa taasi oo keenta in qofka uu u dhinto cirbada lagu dhuftay.

41 sano jirkaasi ayaa horay loogu eedeeyay in uu dilay 5 qof kadib markii lagu helay cadeymo buuxa taasi oo keentay in xabsi daa.in lagu xukumo lakin hada ayaa shaaca laga qaaday in uu dilay 99 ruux halka gacanta lagu hayo 300 kiis oo kale

ninkaasi qudhiisa ayaa sharaxay sida ay ugu suura gashay dilka dadkaasi iyo xiliga uu sameen jiray falkaasi oo shaqaalaha kale la joojin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here