Home Wararka Maanta Garoonka Diyaaradaha Arland oo lagu Arkay Diyaarado Drone ah” Maalintii Saddexaad”

Garoonka Diyaaradaha Arland oo lagu Arkay Diyaarado Drone ah” Maalintii Saddexaad”

0
Photo Fredrik Sandberg / TT

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu arkay Arlanda caawa fiidkii, sida uu sheegay Aftonbladet. Waa maalintii seddexaad oo xiriir ah oo qaylo dhaan ka soo yeerto garoonka diyaaradaha.

– Waxaan xaqiijin karnaa in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn la arkay. Waxay horseedday isbeddelo ku yimi habka duulimaadka, ayuu yidhi Eric Casselberg, sarkaal heegan ah oo ka tirsan Hay’adda Duulista Rayidka.

Booliiska ayaa goobta ku sugnaa si ay u ogaadaan waxa goobta ka dhacay iyagoo la hadlay dadka warbixinta soo gudbiyay sida uu qoray qoray TV4 Nyheterna.

– Waanu la hadli doonaa qofka ay khusayso, waxaana rajaynaynaa in uu jiro Qof goobjoog ka ahaa dhacdadan ayuu yidhi Daniel Wikdahl, afhayeenka saxaafadda ee bilayska.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here