Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa qorsho ay ku dooneyso in ay kordhiso xafiisyada dowlada ee dadka lagu caawiyo kuwaasi oo tirada hada ay dowlada kordhineyso.
Xafiisyada Dowlada hoostaga ee la qorsheenayo in qeybo kale la furo waxaa kamid ah Skatteverket,
Försäkringskassan iyo Arbetsförmedlingen.
– Waxaa nasoo booqday in ka badan laba milyan oo qof sanadkii hore. Laakiin dad badan ayaa u baahan xafiisyo intaasi ka badan, ayay tiri wasiir Lena Micko.
Hadda dowladdu waxay dooneysaa inay ka furto
28 xafiisyo adeeg oo cusub
dalka oo dhan.
Waxay sidoo kale Dowlada rabtaa inay dadku caawinaad ka helaan qeybaha kale ee Hay’ada Dowlada sida CSN,
Kronofogden och Trafikverket..
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD
Scw waa ariin facan
That is very interesting information and we appreciate to wecome.
sidee lagu helaaa sharciga dalka sweden
warbixin nooga soo diyaari
Karaaan