Dowlada Norway ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday kordhinta lacagta kaalmada ama Ceyrta ee la siiyo dadka ku nool dalkaasi.
Sida Dowlada ku sheegtay Qoraalkeeda ku dhawaad Boqolkiiba 10% ayay dowlada kordhisay lacagta ceyrta ee hore loo heli jiray iyadoo sabab ugu weyn ay tahay xaalada dhaqaale ee xiligan taagan.
Qaabka loo kordhiyay Lacagta Ceyta.
1 Dadka kaligood qaata Ceyrta waxaa loogu kordhiyay 700 kr Waxayna helidoonaan 7550 kr halka ay hore u heli jireen 6850 kr.
2 Lamaanaha is qaba ayaa helidoona 12600 kr halka ay hore u heli jireen 1450 kr.
3 Qofka dadka la nool ayaa heli doona 6350 kr halka hore u aheyd 5750 kr.
Somaliska Oslo
Wararka kale ee Maanta
AD