Xisbiyada Dalka Germalka gaar ahaan kuwa dowlada qeybta ka ah ayaa gaaray heshiis cusub oo lagu caawinayo dadka ku nool Dalka.
Dadka Shaqeeya ayay dowlada siineysa 300 Euro oo dheeri ah waana lacag ay dowlada bixineyso hal mar oo kaliya.
Qofka qaata lacagta ceyrta ee horay loogu balan-qaaday 100 Euro Dowlada ayaa ugu dareyso 100 kale.
intaasi waxaa dheer dadka Qoysaska tusaale qofka Hal Cunug heesta waxa uu helayaa 100 Euro hadii ilmo ka badan heysata ka badan.
Canshuurta shidaalka in muddo 90 maalmood ah la dhimo, si dadka uu shidaalka ugu raqiisoobo.
Dowlada Germalka aya sameneysa tilaabooyin cusub oo lagu caawinayo Dadka ku nool wadanka.
Wararka kale ee Maanta
AD