Home Wararka Caalamka Dhimashada Corona ee Dalka Jarmalka oo gaartay 50,000 qof

Dhimashada Corona ee Dalka Jarmalka oo gaartay 50,000 qof

0

Tirada dhimashada la xiriirta corona ee Jarmalka waxay gaartay taariikh murugo leh .

24-kii saac ee la soo dhaafay , 859 dhimasho ayaa la diiwaan geliyey , taas oo wadarta guud ka dhigeysa in ka badan 50,000, gaar ahaan 50,642.

Waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP, oo xogta ka heleysa machadka Robert Koch.

Jarmalku hada waxay kujiraan xayiraad adag , sida ay sheegtay AP, tani waxay keentay hoos udhaca cadaadiska cudurka ee maalmihii lasoo dhaafay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here