Dalka Cumaan ayaa hadda ka hadlay duqeymaha Mareykanka ee Ciraaq iyo Suuriya, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda uu muujiyay “walaac weyn oo ku aaddan xiisadda gobolka oo sii kaceysa”.
Bayaan uu la wadaagay Wakaaladda Wararka Cumaan, Badr Albusaidi waxa uu dhaleeceeyay waxtarka weerarrada aargoosiga ah ee Mareykanka fuliyay, isagoo xusay in “falalka noocan oo kale ah ay wax u dhimayaan ammaanka gobolka, xasilloonida, iyo dadaallada lagula tacaalayo caqabadaha sida rabshadaha iyo xagjirnimada”
Wararka kale ee Maanta
AD