Home Wararka Maanta Dadka lagu leeyahay Lacagaha Deymaha (Kronofogden) oo kordhay Gudaha Dalka Swede

Dadka lagu leeyahay Lacagaha Deymaha (Kronofogden) oo kordhay Gudaha Dalka Swede

0

Tirokoob cusub oo ka soo baxay Hay’adda Dayn Aruurinta ee (Kronofogden) ayaa muujineysa Tirada sii kordheysa ee dadka iswiidhishka ah ee dhibaatada ku qaba lacag bixinta Biilasha.

Intii lagu jiray qeybtii hore ee sanadkan, Hay’addu waxay heshay in ka badan 676 kun oo codsiyo taasi oo ay ugu wacan tahay biilasha aan la bixin, deyn bixinta, iyo waxyaabo kale. Marka loo eego Warbixinta lagu qoray TT

Tiradani waxay ka dhigan tahay koror boqolkiiba 11 ah marka loo eego isla muddadaas sannadkii hore. Laba sano gudahood, tirada ayaa korodhay 24 boqolkiiba

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here