Home Wararka Caalamka Dad Muslimiin ah oo si qalad loo siiyay Hilib Doofaar Magaalada Malmö

Dad Muslimiin ah oo si qalad loo siiyay Hilib Doofaar Magaalada Malmö

0
Foto: Ulrika Pousette

Magaalada Malmö waxaa si qalad ah loo siiyay hilibka doofaarka 180 shaqaale ah, inkastoo siyaasadda cusub ee lagu mamnuucayo hilibka uu ka jiro dhammaan shirarka. Sidaas waxaa qortay Sydsvenskan.

Liiska cuntada, oo loo adeegay shaqaalaha xafiiska qorshaynta magaalada, waxa ku jiray hilib khudradeed. Dhawr ka mid ah martidii, ayaa waydiiyay waxa uu ka koobanyahay Cuntada

Ka dib, waxaa soo baxday in hilibka laga sameeyay dhowr nooc oo hilib shiidan, oo ay ku jiraan hilibka doofaarka la shiiday. Waxaana arintaasi ka carooday Dadka Muslimiinta ee meesha ku sugnaa

– Runtii way naceen. Waxaan isku daynay inaan u maareyno sida ugu wanaagsan ee aan gudaha ugu qaban karno. Laakin way adagtahay in la saxo markaad wax cuntay, ayay tiri Lotta Hansson, oo ah xiriiriyaha xafiiska qorsheynta magaalada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here