Home Wararka Caalamka Cilad Farsamo oo ku timid Garoomada Diyaaradaha Uk

Cilad Farsamo oo ku timid Garoomada Diyaaradaha Uk

0

Cilad farsamo oo shalay ka taagnayd nidaamka hagista hawada ayaa saameeyay dhawr ka mid ah garoomada diyaaradaha ee UK taasi oo la xaliyay.

Laakiin dib u dhac weyn oo ku yimid dartiis, duulimaadyo badan oo garoonka Heathrow ee London ayaa la filayaa inay dib u dhacaan xitaa maanta, sida ay warineyso Sky News

Dadka safarka ah ee u duulaya ama ka soo duulaya gegida diyaaradaha waxa lagu wargelinayaa inay la xidhiidhaan diyaaradahooda ka hor inta aanay tagin garoonka.

Dib u dhac ayaa sidoo kale laga yaabaa inuu dhaco dhowr maalmood oo soo socda, sida laga soo xigtay shabakada wararka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here