Wednesday, November 25, 2020

Sharciyada ayaa si dhaqso ah ugu soo dhacay Dadkii Online-ka ka xareestay

Sanadkii 2019 iyo Sanadkan 2020 waa labadii sano ee Sharciyada ka dhaceen Dadka Sweden ka helay Sharciga ku meel gaarka ah ee 3 sano...

Stefan Löfven ” Waa in uu helaa Deganaansho Rasmi ah Qofka Sharciga ku meel...

Raisal wasaaraha Dalka Sweden oo ka hadlayay Heshiiska ay gaareen xisbigiisa iyo Xisbiga Miljöpartiet ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiska labada dhinac...

Maxaa ku soo kordhay Dadka loo keenayo Qoysaskooda Sweden ee kala maqan

Dad badan oo xaq u leh inay ku yimaadaan Iswiidhan xiriir qoys ayaa hada sugaya waqti dheer. Dhowr safaaradood iyo qunsuliyado iswiidhish ah ayaa...

Barlamaanka Sweden oo loo gudbinayo Mooshin la xiriira Siyaasada Socdaalka ee Sharciyada ku meel...

Xisbiga Libaraalku ma doonayo inuu sugo inta xisbiga S iyo MP  ka heshiinayaan siyaasadda socdaalka. Xisbiga ayaa hada cadaadis saaraya dowlada ayagoo u gudbinaya...

Caruurta Waalidkooda ayaa waydiineynaa si aan dib ugu soo Celino Wadanka

Sweden ayaa si firfircoon uga shaqeyneysaa sidii caruurta Iswiidhish-ka ah looga keeni lahaa xeryaha IS ee Syria. Sweden ayaa hada wafdi u direysa Siiriya si...

Sharciyo Adag oo lagu soo kordhinayo helista ( Körkort ) iyo Barashada Gawaarida ee...

Maanta, dowladdu waxay heshay talo soo jeedin ku saabsan sida looga hortago qishka imtixaannada wadista baabuurta iyo kahortagga dugsiyada darawalnimada sharci darrada ah si...

Qorshe ay Dadka shaqo la’anta ku heli karaan Shaqo ama Waxbarasho oo Dowlada Sweden...

Photo Nabizadeh / TT Dad badan oo shaqo la'aan ah ayaa fursad uhelaya inay wax ku bartaan kaalmada ay helaan ee Xafiiska Shaqada, sida taageerada...

Qaxootiga diidmada heesta in laga Caawiyo Sharciga ayaa kamid ah Sharciyada Cusub ee Midowga...

Midowga Yurub waxa markan u soo jeestay Xaalada Qaxootiga Yurub oo noqotay hadal heynta ugu badan ee warbaahinta yurub aad uga hadleen isbuucii lasoo...

Sweden:- Qaxooti yar ayaa heleynaa hadii la ansixiyo Sharciga Qaxootiga Cusub ee Midowga Yurub

Wasiirka Socdaalka Sweden Morgan Johansson ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay soo jeedinta siyaasad mideysan ee soo galootiga ee u dhaxeysa wadamada Midowga Yurub oo...

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...