Shaqaale ka tirsan Migrationsverket-ka oo hal maalin go’an ka gaartay 66 kiis
mid kamid ah Shaqaale ka tirsan Hay'ada laanta socdaalka ee Sweden ayaa go'an ka gaartay 66 kiis hal maalin oo kaliya.
Ninkan ayaa Laanta Socdaalka...
Kalsoonida Jimmie Åkesson oo hoos u dhacday, Magdalena Andersson oo Sare u kacday
Sahmin cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday inay hoos u dhacday Kalsnoonida lagu qabo hogaamiyaha Xisbiga SD Jimmie Åkesson kaasi oo sanadihii u...
Qoys Kaxeeyay Caruurtooda oo lagu Ganaaxay 45,000 kr
Maamulka Degmada Solna Ayaa 45,000 kr ku Ganaaxay Qoys ku Nool Degmadaasi oo diiday Amar kasoo Baxay Skoolka Caruurtooda dhigato.
Amarka Iskuulka ayaa dhigayay in...
Dibad-baxyo Careysan oo Gudaha u galay Jaamacada Gotenborg
Wararka Laga Helayo Jaamacada Gotenborg ayaa sheegaya in Koox Dibad-baxyo oo ka Careysan Xaalada Falastiin ay gudaha u galeen Jaamacada.
Dibad-baxyo ayaa ku Aruuray Qolka...
Sharuudaha Lagu Qaato Dhalashada Sweden oo la adkeenayo
Dowlada sweden ayaa Qorsheeneysa in la adkeeyo Sharuudaha lagu qaato Dhalashada Dalka Sweden Sida ay sheegtay Wasiirada Socdaalka Maria Malmer Stenergard.
Sharuudaha Dowlada ay Dooneyso...
Doorashada Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Yurub oo Bilaabatay
Maanta oo Arbaco ah waxaa Bilaabatay Doorashada Xubnaha Sweden ee u matalaya Barlamaanka Midowga Yurub.
Doorashada ayaa la filayaa in lasoo Xiro 9 June iyadoo...
Qofka Samesanaya Akoon Baraha Bulshada oo Sharuud lagu xirayo,
Qofka Sameesaya Akoon Baraha Bulshada ayaa lagu xirayaa sharuud ah inuu isticmaalo kaarkiisa Aqoonsiga si looga fogaado in la sameesto Akoono Fake ah Sida...
20 Qof oo lagu xiray halka uu ka socdo Tartanka Eurovision
Sida uu Xaqiijiyay Booliska Dalka Sweden ku dhawaad 20 Qof ayaa lagu xiray Halka uu ka socda Tartanka Eurovision.
Dadka la xiray ayaa Qalaase ka...
Sharci Cusub oo Booliska Awood siinaya oo Sweden ka bilowday
Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta hadii Booliska u...
Aabe Dilay Labada Caruur oo Södertälje lagu xilay
Magaalada Södertälje waxaa lagu xiray Aabe looga shakisanyahay dilka labadiisa Caruur kaasi oo Xabsiga ladhigay.
Falka Dilka ayaa dhacay Arbacadii lasoo dhaafay Markaasi oo dadka...