Sharuudaha Mushaharka ugu yar oo laga dhigayo 30,000 kr Shaqaalaha Ajanabiga Sida uu Shaaciyay...
Wasiirka soo galootiga iyo isdhexgalka Anders Ygeman ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga Sooshal dimuqraadiga uu doonayo in uu ku soo rogo shuruud mushaar...
Xisbiga Vänsterpartiet oo dhimaya Qiimaha Tikidhada ee Gaadiidka lagu raaco
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa doonaya in qiimaha tigidhada gaadiidka dadweynaha la dhimo kala bar dalka oo dhan, sida ay sheegtay hogaamiyaha xisbiga Nooshi Dadgostar.
Sida...
Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...
Sweden oo taageero Cusub Siineysa Dalka Ukraine
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...
Nasteho” Waxaa leegu Hanjabay Dil Sidaasi Darteed Waan iskaga haray Doorashada Sweden”
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...
Imtixaanka Taxi-ga Sweden oo Sharciyo Cusub iyo isbadalo lagu Sameeyay
laga bilaabo bisha November ee soo socota waxaa isbadal lagu sameeyay Sharciga ama habka loo galo imtixaanka dadka doonaya inay qaadaan kaarka Taxi-ga waxa...
Haweeney iyo ilmo lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Årby ee Eskilstuna.
Labada qof ee...
Socialdemokraterna oo soo bandhigay Barnaamijkiisa Doorashada ee Kooxaha Gangiska
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...
Magdalena Andersson ” Ma Dooneyno Magaalo ay Daganyihiin Somali kaliya Ama Taliyaani”
Ra’iisul Wasaaraha Sweden ee Magdalena Andersson (s) ayaa sheegtay inaysan rabin wax ay ku sheegtay “Magaalo Soomaali” ama “Somalitown” ama meelaha kale ee takooran...
Xisbiga Moderatka oo ku Dhawaaqay inuu Baabi’in doono Sharciga Socdaalka Hadii la doorto
Xisbiga Moderna ayaa sheegay in uu doonayo in uu meesha ka saaro mid kamid ah sharciga socdaalka ee dadka qaangaarka ah ee aan sabab...















