Sunday, May 11, 2025

Caasimada Denmark oo lagu Xiray Iswidhish 16 jir oo Dil geysan rabay

0
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay...

Tirada Qaxootiga laga filayo Sweden Sanadkan oo lasoo bandhigay

0
Ku dhawaad ​​10,000 oo qof ayaa la filayaa in ay magangelyo weydiistaan ​​Iswiidhan sanadkan, sida uu qoray TT, oo tixraacaysa saadaasha Wakaalada Socdaalka. Taasi...

Tirada Dadka Laga Ceshtay Liisanka/Körkort-ka oo lasoo bandhigay 2024

0
Ku dhawaad ​​20,000 oo qof ayaa lumiyay liisanka darawalnimada qeybtii hore ee sanadka 2024. Tani waa koror 2.6 boqolkiiba ah marka loo eego sanadkii...

Toogasho ka dhacday Magaalada Södertälje oo Hal Qof ku Dhaawacmay

0
Booliska ayaa lagu wargeliyay toogashada ka dhacday Södertälje, sida uu baahiyay wargayska Aftonbladet. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay Booliisku ayaa dhankooda xaqiijiyay inay...

Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga oo sheegtay in socdaalka sharci darada ah uu cadow ku yahay...

0
Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in "tahriibka sharci darada ah uu yahay cadowga socdaalka sharciga ah" mar ay khudbad ka jeedineysay Madasha...

Mareykanka: Musharax Donald Trump oo ka badbaaday Dil Toogasho

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa lagala cararay goob uu taageerrayaashiisa kula hadlayay oo ku taal magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania, kaddib markii...

Ururka NATO oo Shiinaha ku eedeeyay Taageerada Ruushka

0
War-murtiyeedka kasoo baxay shirkii NATO ee ka dhacay magaalada Washington ayaa si weyn loogu muujiyey walaaca sii kordhaya ee ku saabsan hubka Shiinaha, dhaqdhaqaaqyada...

Dowlada Sweden oo sii Adkeneysa Sharuudaha Qoysaska leesku Keeno

0
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay sii Adkeneyso Sharuudaha looga baahanyahay Qofka doonaya in loo keeno Qoyskiisa xaas/nin iyo Caruurtiisa. Wasiirada Socdaalka oo Shir Jaraa'id...

Dowlada Sweden oo Dooneysa in Telefanada laga Mamnuuco Iskuulada

0
Dowlada Sweden ayaa Dooneysa in guud ahaan laga Mamnuuco Iskuulada Telefanada Gacanta ee Ardayda  Madama horey looga Mamnuucay xiliga Fasalka oo kaliya Dowlada ayaa dooneysa...

Doorashada Faransiiska:- Xisbiyada Garabka Bidix ee NFP oo guuleestay

0
Isbaheysiga xisbiyadda garabka Biddix New Popular Front (NPF) ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorashada Baarlamaanka dalka Faransiiska oo horey looga cabsi qabay inay...